Arimaha Diinta

Login

Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.

Features

Welcome

Welcome to Hiiraan State

Welcome to Arab Side

Hiiraan State Tv

News

H
English NewsHS:-Dowlada Ethiopia iyo Kenya oo ah wadamo masiixi ah oo marin habaabiyey ururkii ay ku midoobeen wadamada Bariga Africa ee IGAD, ururkaasi oo hada noqday mid lagu dhibaateeyo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.Faalo.
· admin on May 23 2013 15:54:43 · Read More · 0 Comments · 37 Reads · Print
H
English NewsHS:-Dowlada Soomaaliya oo loogu baaqay in ay Shabaab la heshiiso maadaama uusan wadanku laheyn gole baarlamaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed samatabixin kara xili madaxweynaha Keyna wadamada galbeedka Africa kuwooda diinta masiixiga heysta weydiisanayo ciidamo la difaaca.....warbixin.
· admin on May 21 2013 14:15:44
Read More · 0 Comments · 103 Reads · Print
H
Wararka MaantaHS:-Mudanayaasha baarlamaanka qaarkood oo xaqiijiyey in ay markii ay doonaan fasax la'aan dalka ka baxaan markii doonaana kulamada baarlamaanka soo xaadiraan oo aysan jirin sharciyo xakameynayo amaba u dhaxeeya mudanaha iyo gudoonka sare.....dowladnimo iyo madaxbanaani Soomaaliya waa wali.Wararka Maanta.
· admin on May 20 2013 14:54:00
Read More · 0 Comments · 107 Reads · Print
H
English NewsHS:-Xukumada r/wasaare Saacid oo taageero xoogan ka heleysa shacabka Soomaaliyeed oo ka hortagayo in wadanka loo horseedo fowdo, maxaase ka jira in ay xaalada ku xun tahay shaqsiyaadkii doonayey in gobolka j/hoose loo gacangaliyo dowlada Kenya xukumadana la rido kuwaasi oo kala ah.......Wararka Maanta.
· admin on May 19 2013 13:43:11
Read More · 0 Comments · 109 Reads · Print
H
Wararka MaantaHS:-Governatooraha gobolada Bari iyo Nugaal Cabdiraxmaan Faroole oo ay siyaasada ka mareyso allow yaa Shiikh Shariif kuu soo celiya iyo waqtigii KGM ahaa, sababtu maxay tahay.xog rasmi ah
· admin on May 18 2013 14:12:59
Read More · 0 Comments · 140 Reads · Print
H
English NewsHS:-Kooxda Shabaab oo siyaabo kala duwan ugu dilay magaalooyinka Jalalaqsi iyo Bulo Burde nin ganacsade ahaa iyo geber ay kala dageen gaari ay saarneyd xili ay ku socotay.....dhacdadan oo aad looga hadal hayo degaanadaas kadib markii arin aad....Wararka caawa.
· admin on May 17 2013 23:23:47
Read More · 0 Comments · 95 Reads · Print
H
English NewsHS:-Dowlada federalka oo xaalada jubooyinka ka jira ka hadashay, maxaadse kala socotaa cida ka danbeysa moshinka la doonayo in lahu rido xukumada r/wasaare Saacid?
· admin on May 16 2013 22:10:25
Read More · 0 Comments · 121 Reads · Print
H
English NewsHS:-Hogaamiyaha jabhada Raaskaambooni oo gacantiisa kku burburiyey shirkii mudada dhawrka bilood loo fadhiyey magaalada Kismaayo,iyo jubooyinka oo dhawaan yeelanaya labo....
· admin on May 15 2013 19:08:14
Read More · 0 Comments · 129 Reads · Print
H
Wararka MaantaHS:- Ciidamada Maamulka Hiiraan iyo kuwa Amisom ee dowlada Jabouti oo baaritaano xoogan ka waday magaalada B/weyne maalmahii la soo dhaafay ayaa suuro galiyey in hub badan lagala cararo gudaha magaalada, halka qaar hubkaas ka mid ahne lagu qarinayo goobo ay ka mid yahiin......Wararka Maanta.
· admin on May 12 2013 19:25:06
Read More · 0 Comments · 157 Reads · Print
H
English NewsHS:- Abuu Mansuur Amriki iyo saraakiil badan oo ajaanib ah oo magaalada Bulo Burde loo soo wareejinayo kadib markii ay ku nabadgaliwaayeen degaanka....maxaase ka jira in hogaamiyahii Shabaabka Hiiraan xilkii laga qaaay loona dhiibay ninka lagu magacaabo.Wararka Caawa.
· admin on May 08 2013 21:16:38
Read More · 0 Comments · 178 Reads · Print
H
English NewsHS:-Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya oo isku shaandheyn xoogan ku sameynaya golaha wasiirada dhawaan kadib markii.........<span style='color:red'>Wararka Maanta.
· admin on May 06 2013 13:44:57
Read More · 0 Comments · 178 Reads · Print
Render time: 0.24 seconds
1,310,589 unique visits