Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Nidaamka dowlad goboleedyada Somaliya oo bilaaw fiican u ah umada Somaliyeed

Wararka MaantaSomaliya oo ahaa dal ka koobnaa in ka badan 18 gobol waxii ka horeyey dagaaladii sokeeye ayaa hada u muuqda mid maalinba maalinta ka danbeysa yeelanaya maamul goboleedyo ay sameystaan shacabka Somaliyeed kedib markii ay qeyb bulshada ka mid ah ku guuleysteen in ay shacabkooda u helaan nidaam iyo kala danbeyn.

Shacabka Somaliland waa ku wii ugu horeyey ee iyagu ku dhiirada maamul goboleed inkastooy mudo ka dib go'aan ku gaareen iney dalka intiisa kale ka go'aan walina arintaasi uma suuro galin ilaa ay ugu suuro gasho iney noqdaan dal ka madax banaan Somali inteeda kale waxaa loogu yeeraa maamul goboleed. ha yeeshee waxaan la xaqiri karin iney Somaliland ka nabad galyo badan tahay wadamo badan oo Africa ku yaalo amaba Yurubta bari.

Waxaa maamulkaas ku soo xigay Puntland oo ah dowlad goboleed iyagu hoos taga dowlada federalka shacabkeeduna waxey heystaan nabad galyo aan wax badan ka duwaneyn Somaliland waxaana ku nool shacab badan oo koofurta Somaliya ka soo tagay kedib markii ay dagaalada joogtada ah u adkeysan waayeen. waana maamul goboleed dhibkasta oo laga maraba maanta ay dadkoodu mahadiyeen. markaad aragto dad reer Puntland ah waxey yiraahdaan ilaah ka sokow Madaxweynahii hore ee Somaliya Abdullaahi Yusuf Ahmed ayaa sabab ua haa in maamulkaan la helo weyna ugu mahadceliyaan maadama uu uga tagay System shaqeynaya bulshada reer Puntland.

Waxaa ku soo xigay Galmudug State .Galmudug State wuu ka duwan yahay maamuladaasi umana dhawa markaad dhinac kasta ka eegto. marka aad magaca guud aragto waa Galgaduud iyo Mudug la soo gaabiyey laakinse maamulka ma gaarsiisna Galgaduud hase ahatee intiiba markasi ku heshiisay qoysba ha ahaadaane shacabkoodu nabad ayey ku heystaan marka loo eego meelo badan oo dalka ka mid ah oo ay caasimada Somaliya ugu horeyso. shacabka Galmudugne waxey rajo ka qabaan iney maamulka balaariyaan mustaqbalka oo ay si tartiib tartiib ah u gaarsiiyaan ilaa xadka ay Galgaduud la wadaagto Hiiraan. fikirkaan waa midka inta badan shacabka Galmudug ay kuu sheegayaan markaad la shegeysato.
Waxaa ku soo xigay maamul goboleedka Hiiraan State oo isagu ah maamul ka yimid amaba ay fikirkiisu lahaayeen qurbo joog reer Hiiraan ah kedibna waxaa mudo ka dib lagu dhisay dalkaasi Kenya dowlad goboleedka uu maanta madaxweynaha ka yahay Dr Mohamud Abdi Gaab. Dhisitaankii Hiiraan State waxuu dhiiragaliyey in ay shacabka koofurta is abaabulaan oo ay maamul goboleedyo sameystaan kuwaasi oo intooda badan ay hada ka socoto meelo badan oo caalamka ka mid ah siiba gobolada jubooyinka iyo Gobolada kale ee koofurta Somaliya sida Gedo iyo Bay oo ay shacabkoodu is abaabulayaan qaarkoodna ayba sugayaan ku dhawaaqistii oo kaliya.

Quburo ka faalooda arimaha Somaliya ayaa iyagu qaba in maamul goboleedka uu xal u noqon karo umada Somaliyeed marba hadii natiijadi ka soo baxday kuwii hore ay shacabka mahadiyeen. waxaa kale oo maamul goboleedyada oo dalka ku soo bata ay faaido u tahay dowlada dhexe oo awoodeeda ku baaheyso dalka intiisa kale oodhan maadama maamuladani ay nabadgalyadooda iney sugan u taagan yahiin.

Inkasta oo dowladahii ka horeyey mida hada jirta ay ka faaideysan waayeen nidaamka dowlad goboleedyada hadane xukumada cusubi ee dhawaantan dalka la wareegi doonta waxey u tahay arintani fursad weyn maadama ay ku soo aaday maamul goboleedyo iyo waliba Somaliya oo nidaamka kumeel gaarka ah ka baxeysa.

Insha warka hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | Coach Bracelets on April 09 2011 01:38:23
<a href="http://www.baidu.com">&#30334;&#24230;</a>
sina
#2 | Coach Bracelets on April 09 2011 01:40:35
#3 | ralph lauren sale on May 18 2012 14:13:07
ralph lauren outlet tend to be multi-colored and they bargain t-shirts are believed to be while laid-back gear. polo ralph lauren men provide sophisticated and fashionable t-shirtsalong with 50% of together with total sleevefor the vibrant teens in addition to young people as well as common mature pro's. Long-lastingand also remarkable choices of ralph lauren polo shirts
also come in a name brand clearly show locations.Traditional t-shirts have a very good array of brands among them old classic shirts not to mention checkered t shirts.Traditional and then checked t shirts experience various color selection shadings. cheap ralph lauren could be the collection of cool guys at all the situations.Ralph lauren features correctly made fashion for girls.They have intended apparel for girls such as sweatshirt,skirts,leg protection,mens polo shirt and shorts.Low-priced dress in ralph lauren womenwonderfully satisfy kids.They've got made hip plus fabulous mini-skirts and swimming suits with regard to young girls which can be found on sale quotes during third party via ralph lauren sale.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,600,204 unique visits