Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Taliyaha ciidamada Booliska D/Goboledka HS oo lagu dhawaaqay.

Wararka MaantaKhamiis 13, Janaayo 2011(HSOL) Wareegto ka soo baxday madaxweynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab ayaa lagu magacaabay taliyaha cusub ee Booliska D/goboleedka Hiiraan ee Somaliya.

Taliyaha Booliska ee DG.Hiiraan State ayaa loo magacaabay
S/Guuto Khalif Muumin Tooxoow. waxaa kale oo iyaduna maalmaha soo socda la magacaabi doonaa wasiiro ku xigeeno, gudoomiyaal gobol, gudoomiyahaal degmo iyo dhamaanba jagooyinka kale ee haray marka laga reebo baarlamaanka iyo golaha guurtida.

Waxaa kale oo dhawaantaan la soo magacaabi doonaa taliyaha nabad sugida dowlad goboleedka Hiiraan State.

Jagooyinka la magaacaabayo ayaa waxaa ku jiro qurbo joog badan oo waliba xirfadle yaal ah kartina u leh howlahooda shaqo sidaasi daraadeed taliyaha Booliska iyo dhamaanba masuuliyiinta HS ayuu madaxweynaha Dowlad goboleedka Hiiraan ee Somaliya (Hiran State of Somalia) u rajeeyey guul iyo iney la yimaadaan niyad wanaagsan si dadka iyo State-ka loo samata bixiyo.

Afhayeenka dowlad goboleedka Hiiraan State ee Somaliya
Mudane :Cilmi Kh Guled (Elmi Yare)

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | sasa on January 17 2011 11:58:19
sasaSad
#2 | FDSAFDS on January 22 2011 07:27:02
ss wow powerleveling Ag Gamerswow power level Can Play Games On Foreign Servers The Nature Of Internet In General And Online Games In Particular Is Not Bad It Is The Nature Of Each Individual That May Be
.
.
.
#3 | coach store on January 27 2011 08:19:22
The Cardinal was the last team to know for sure that UConn could be beaten
coach store, because it was the last team to do itcoach outlet, back in April 2008 when Wiggins led her Cardinal past the Huskies in the Final Four semifinalcoach outlet online.
VanDerveer had almost cracked the UConn code twice since thencoach outlet store. In Hartford, a year agocoach outlet factory; and then in San Antonio for last April's NCAA title gamecoach factory outlet. Both times, Stanford led at the half --COACH HANDBAGS the only opponent to do so during the streak -- only to wilt under UConn's superior firepower.
VanDerveer prepped hard for Thursday's gamecoach outlet online, watching all of UConn's games as well as her own team's close-but-no-cigar performances against the Huskies.
On Thursday nightCoach Backpack Bags , Stanford led from start to finishNew Coach Handbags . Just as UCLA's winning streak was wedged between losses to Notre DameCOACH SUNGLASSES, Stanford bookended UConn's historic winning streakCoach Hobo Bags , halting it at 90 games.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,580,839 unique visits