Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Xerta Allaa Sheekh oo hub casri ah kala soo degaya Sh/dhexe

Wararka MaantaHS:- Warar kala duwan oo ka soo baxaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif iyo xertiisa Allaa Sheekh ay deked macmal ah oo ku taala Sh/dhexe kala soo dagayaan hub casri ah inkasta oo aan la ogeyn xiliga uu rasmiyan hubkaasi ku soo aadan yahay degaankaasi.

Shirar qarsoodi ah oo maalmahan ka socday Mogdisho ayna yeelanayeen xerta Allaa Sheekh ayaa lagu sheegay iney doonayaan in ay xertu ka soo jabhadeeyaan Sh/dhexe iyo degaanada uu ka soo jeedo wasiirkii hore ee boostada iyo isgaarsiinta C/karin Jamac kadib markii sida ay shegeen halkaasi kaka dhawaaqeen maamul ay ku gaban karaan xerta si ay saldhigyo ciidan oo xoogan ugu yeeshaan halkaasi.



Madaxweyne Shariif oo Sh/dhexe maamuul u sameystay uu hogaaminayo nin ay qaraabo yahiin ayaa ku talo jiro inuu saldhig ciidan oo weyn ka sameysto Sh/dhexe gaar ahaan meel waqooyi bari ka xigta magaalada Mahadaay.

Qorshahan ayaa lagu sheegay in markii uu hubkaasi yimaado Shabaab labo garab laga kala dhigo si qaarkood looga soo jiito rag ay ku sheegeen xag jir oo aan u hogaansameyn fikirka Allaa Sheekh amab dadalada madaxweyne Shariif uu ku doonayo inuu kuso jabhadeeyo marka waqtigiisa dhamaado.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiransatte.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | cheap replica handbags on May 20 2012 12:34:47
http://www.uscheapjordanretro.com/ that the daily value cut point is n...

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,568,641 unique visits