Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- War murtiyeed ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya

Wararka MaantaHS:- Madaxweynah Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed oo maalmahii la soo dhaafay dhawr jeer ku cel celiyey inuu aqoonsan yahay Khaatumo State ayaa ugu danbeyn waxaa gaashaanka u daruuray xafiiska r/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay dowladu ka laabatay arintaas kadib markii sida warbixinta lagu sheegay ay buuxin waayeen sharuudahii looga baahnaa.

War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa ku simaha r/wasaaraha Soomaaliya ahna wasiirka beeraha ayaa sidan u qornaa.



Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.15 seconds
14,614,170 unique visits