Hidaha iyo dhaqanka

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qaar ka mid ah masuuliyiintii dhawaantan loomagacabay D/goboledka HS ayaa xiriir la sameyey saraakiisha ku sugan halkaas.

Wararka MaantaJimco 14, Janaayo 2011 (HSOL) Masuuliyiintii dhawaantaan loo magacaabay xilalka kala duwan qaarkood kuwasi oo iskugu jira saraakiil iyo wasiiro ayaa durbaba bilaabay iney la xariiraan qaar ka mid ah saraakiisha ku sugan gudaha Hiiraan. si bal u ogaadaan xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta gudaha iyo muwqifka rasmiga ah ee saraakiisha qaarkood.

Ka hor intii aan la magacaabin golaha wasiirada xukumada HS iyo taliyaasha kala duwan ee ciidamada waxaa howsha dhan qaban jiray oo kaliya madaxweynaha HS iyo shaqsiyaad iyagu aan wax xil ah heyn oo isxilqaamay, halka ay hada howshu u muuqato mid ka sahlan sidii hore maadama masuulkasta oo ku magacaaban xil uu hada howsha ugu horeysa ka bilaabayo xog aruurin dhinackasta leh si loo ogaado baahida rasmiga ah ee halkaas ka jirto.

Golaha wasiirada iyo inta badan masuuliyiinta D/G Hiiraan State waa dad intooda badan ku soo barbaaray nidaam dowladeed hadey noqon laheyd xiligii ay Somalidu Somali aheyd amaba wadamada ay maanta kunool yahiin ee qurbaha. arintaani ayaa muujineysa sida ay uga go'an tahay masuuliyiinta dowlada iney u maraan waxkasta oo ay Hiiraan ugu soo celin karaan gacanta dadka u dhashay.

Dhinaca kale madaxweynaha HS ayaa lagu wadaa inuu dhawaantan qabto marka uu dalka dib ugu laabto shir jaraa'id kaas oo ujeedadiisu tahay sidii ay golaha wasiirada iyo madaxda D/G Hiiraan State ay ku soo gali lahayeen gudaha iyadoo uu madaxwenahu mudo cayiman u qaban doono masuuliyiinta D/G HS ee Somaliya ee uu dhawaantan magacaabay.

Golaha wasiirada ayaa waxey isku qeybin doonaan labo qeybood kuwaasi oo ka howl gali doonaa gudaha iyo dibada maadama ay dibada ku nool yahiin muwaadiniin badan oo reer Hiiraan ah. waxaa kale oo taasi daba socda in ay qaar masuuliyiinta xukumada ee dhawaantan la magacaabay ay hada u ololeynayaan sidii ay xukumada qeybaheeda kala duwan uga dhaxmuuqan lahayeen shaqsiyaad ay karti iyo aqoon ku ogyahiin iyagoo madaxweynaha HS Dr Mohamud Abdi Gaab u gudbinayo codsiyo kala duwan oo arintaasi wax looga qabanayo.

Sacabka Somaliyeed ayaa iyagu marka wax la dhiso dhaliilo ka keena markii lagu dhawaaqay golaha wasiirada ee D/G HS waxaa durbo bilaawday qeyli iyo celadhaan ku wajahan in golaha wasiirada badan yahiin, 24 saac kedibna waxaa bilaabatay reer hebel meeqaa ugu jirta. maantane waxey mareysaa boos haley raadiyo taasina waxey ku tusineysaa sida ay shacabka Somaliyeed intooda badan ay xukun doonka u yahiin oo ay cidkasta u dooneyso iney shaashada iska dhax aragto. taas oo hada muujineyso inba dadku iska iloobaan iney mucaaradaan xukumadani cusub ee u curatay bulshoweynta reer Hiiraan.

Insha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | samajecel on January 15 2011 07:20:48
hiiraan steta deey,aduunkaad ku shaacsan tahay.

shaqada socodsiiya, sharaftiina sare u dhiga.

shafeecsada EEBE, asagaa shar nagahayee.

idiin-ma sheekeeyo, sheeydaanka iyo ninxumi.

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.
#2 | ASAD on January 19 2011 11:31:13
HANOO LAATO DOWLADA HIIRAN STATE...GUUL AYAAN LEEYAHAY DR MAXAMUD CABDI GAAB OO AH NIN KARTI IYO AQOON U LEH HOWSHA LOO XIL SAARAY.....DOWLADA HIIRAAN STATE WAXAAN USOO JEEDINAYAA INEEYSAN CIDNA AAMININ XITAA KUWA GOBOLKA U DHASHAY QOF WALIBA ISHA LAGU HAYAA DHAQ DHAQAAQISA... MIDA KALE WEBSITE YADA IYO IDAACADAHA CIDII XAQIIQDA SAXDA KA SHEEGI WEYSO DOWLADA HIRAN STATE GOBOLKA HALAGA SAARO....XAWAALADAHA WAA CUDURKA GOBOLKA KA JIRO ISHA HALAGU HAAYO IYAGAA SHABAAB KA TAAGEERA DHAQAALAHA....... MIDA KALE WAA IN BAABURTA MARKA ISGOOSKA KALABEER CANSHUUR LAGA QAADO SI CANSHUURTAAS AAY UGU SOO NOQOTO GOBOLKA IYO CIDAMADA GOBOLKA..... TALOOYIN IYO FEEJIGNAAN AYAA LOO BAHAN YAHAY OO YEEYSAN MARNA NAGU DHICIN WAXA HADA NAGU DHACAY.. CIIDAN IYO HUB WAA WEYN WAA IN LA GADO OO DOWLADA CIDNA AAYSAN KA HEEBEEYSAN....... DOWLADA FEDERALKA IYO MIDII LASOO DHISABA SOMALI AAN ILA SIMANAHAY EE YAANAN WAX TAAGEERO AH LA SIIN... GOBOLKEENA FIRST HANOO NOQDO.
#3 | rewfdsfsdf on January 20 2011 08:08:55
Recently had the player ask, says cheap wow gold mining turned Titan fine steel ingot, alchemy turn Titan ingot, wash cloth, etc. Have CD skills, in 3.3.5 patch open suit not sure whether to remove. At the same time this part wow gold contents have not already announced in the clothes 3.3.5 content in modification explanations.

#4 | dsef on January 27 2011 03:02:17
Major credit cards and PayPal accounts are normally used for these kinds of transactions wow gold By using this method when you’d like to go on the ah and buy a lot of low priced goods, cheap wow gold

#5 | Louis Vuitton Men on April 08 2011 12:53:17

When I was choosing the next Fake Louis Vuitton , to tackle as part of my project to walk the lengths of all ofLouis Vuitton Men, Pulaski Road sprang to mind as one the wholesale replica handbags. So far I'd hiked Milwaukee, Western, Halsted, Archer, Grand, 63rd, coach online outlet, 79th, King and Lawrence, discovering a wealth of tasty eats, historic sights and friendly folks.Named after Casimir S. Pulaski, the Polish-American hero of the Revolutionary War known as "the father of the American Calvary," Pulaski Road stretches 21.7 miles across this city, said to have more coach bas outlet. But the street was originally named cheap Chanel handbags, after early Chicago pioneer Chanel Patent Leather Flap Shoulder Bag - Black, and the name change created a controversy that lasted almost two.Chanel Classic Patent Quilted Leather 2.55 Bag - Black, wishing to gain favor with the city's largest ethnic  Louis Vuitton Monogram Vernis Bedford - Dark Coffee , agreed to a request from a Polish group to honor their countryman, and the City  Louis Vuitton Monogram Vernis Brentwood Tote . But  Louis Vuitton Monogram Vernis Bedford - Dark Coffee , and businesses along Crawford didn't want to have to change their addresses on signage and advertising. Legal battles continued for years, , and a streetcar conductor who announced a stop as Crawford was punched out by a Polish passenger.

#6 | Gucci for cheap on August 15 2011 03:40:18
. the adult air jordans 17 jordan 17 is not good at surgery, then rushed to the emergency vehicles will be sent to Beijing Military General Hospital, the injured jordan 16 for sale for treatment . Reporters jordan 17 shoes learned from the medical cheap jordan shoes office , ...

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,584,600 unique visits