Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Xubnahii golaha Beelweynta Xawaadle

Wararka MaantaHS:-Kadib kulamo iyo abaabulo dal iyo dibad ka socday mudo ayaa ugu danbeyntii waxaa magaalada Mogdishu looga dhawaaqay gole loogu magac daray Golaha Beelweynta Xawaadle GBX kaasi oo 8dii bishani aynu ku jirno gudoomiye loogu doortay Gen Abdullaahi Macalin.

Beelweynta Xawaadle Waxay sameysatay Taariikhdu markey aheyd, 08-03-2012, “Golaha Beelweynta Xawaadle-GBX-” oo u noqon doona xudun dhaqanka, siyaasadda, & horrumarka Beelweynta Xawaadle, iyagoo u dooratay hogaanka maamulkan dhamaan inta ku qoran

Kulamo badan ka dib shir uu koob joog ka ahaa gudoomiyaha golaha ayaa ugu danbeyn looga dhawaaqay xubnaha golaha waxeyna u qorneyd sidan.


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,599,971 unique visits