Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 1
nancyid18

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-M/weynaha mustaqbalka Soomaaliya Prof Warfaa oo

Wararka MaantaHS:-Professor Ahmed Muumin Warfaa oo ka mid ah musharaxiinta Soomaaliyeed ee u tartameysa doorashada soo socota ee dhawaan lagu soo dooranyo madaxweynahii Soomaaliya ee dalka hogaamin doona 4 ilaa 5ta sano ee inagu soo aadan,ahna musharaxii ugu horeyey ee ololahan u istaaga mudo sanad iyo bar ku dhawaad ayaa maalmaha inagu soo aadan safar ugu kicitimayo qaarada Africa.


Professor Ahmed Muumin Warfaa amaba shaqsiga ay Soomaaliweyn ugu yeerto madaxweynaha mustaqbalka ayaa inta uusan gaarin Africa ku sii hakan doona dalalka UK iyo UAE.

Madaxweynaha mustaqbalka ayaa ujeedada safarkiisa lagu sheegey sidii uu uga qeyb gali lahaa doorashada soo socota ee lagu wado iney ka dhacdo dalka Soomaaliya ,maadama uu dalka ka baxayo xiliga kumeel gaar ah bartamaha sanadkani aynu ku jirno oo ah waqtiga ay ku egtahay xukumada hada jirta.

Hadaba la soco wararkeena danbe iyo ololaha musharaxa madaxweynimada Soomaaliya Professor Warfaa oo hada u muuqda shaqsi ay ka go,an tahay inuu umada Soomaaliyeed hogaamiyo, iyadoona sida lagu soo waramo uu maalmahii la soo dhaafay dadaalo xoogan oo diplomaasiyadeed ka waday dibada,


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.24 seconds
14,633,697 unique visits