Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Dadaalo lagu sakootinayo Professor Warfaa oo ka socda London

Wararka MaantaHS:-Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Professor Warfaa oo shirkii ugu dheeraa tan iyo markii uu gaaray magaalada London maalintii shaleyto ayaa habeenkii xaleyto ahaa la yeeshay qeybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Uk.







Shirkaan oo u badnaa mid siyaasadeed ayaa waxaa gabi ahaanba ka caaganaa mediyaha halka Soomaalida ku nool magaalada London kuu sheegayaan in dalka Soomaaliya uu hada helay hogaamiye mideyn kara Soomaaliweyn.





Sikastaba Professor Warfaa ayaa kala kulmay jaaliyada Uk soo dhaweyn aan horey loo arag, waxaana xusid mudan in dadka musharaxa ku soo dhaweeyey magaalada London aysan aheyn kaliya reer London oo ay jiraan dad badan oo uga yimid magaalooynka kale ee dalka Ingriiska halka lagu soo waramayo Yurubta kalena in laga yimid sida Finland iyo Ireland.







Dhinaca kale magaalada Mogdishu ayaa lagu soo waramayaa iney ka socoto caawa qaban qaabadii ugu weyned ee loogu diyaar garoobayo madaxweynaha mustaqbalka iyadoona sida warar sugan lagu helayo 24-ka saac ee inagu soo aadan ay magaalada Mogdishu galayaan wafti ka sii shaqeynaya qaban qaabada iyo soo dhaweynta.





Musharaxa ayaa dalka Ingiriiska ku sugnaan doono kaliya wax ka yar 48 saacadood hadaba hadii aad tahay muwaadin Soomaaliyeed si aad qofka ku hogaaminaya mustaqbalka u sii barato si toos ah ayaad ula xariiri kartaa.














Professor Ahmed Muumin Warfaa
Wembley Hotel Plaza
Tell:44-740 564 4625 {Gacan}

More Picture caming Soon

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.15 seconds
14,637,922 unique visits