Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Professor Warfaa oo soo dhaweyn diiran kala kulmay Dubai

Wararka MaantaHS:- Magaalada Dubai waxaa caawa ka socda kulamo kala kadisan oo uu musharaxu siyaabo kala duwan ula yeelanayo qeybaha kala kedisan ee jaaliayda Soomaaliyeed ee Dubai.

Inkasta oo ay shirarka qaarkood u muuqdaan kuwo horey loo sii qorsheeyey hadane waxey u muuqataa in uusan musharaxu waqti badan sii joogi doonin Dubai oo uu ka sii amaba bixi doono.



Sikastaba dalka Soomaaliya oo mudo 22 sano ah ku soo jiray dagaalo sokeeye iyo colaad ayaa laga yaaba inuu doorashada soo socota ku guuleysto musharaxa ugu ololaha dheer musharaxiinta ilaa hada u taagan xilkaan Prof Axmed Mumin Warfa.

Hadaba hadii aad tahay muwaadin Soomaaliyeed inta u joogo Dubai waxaad kala xariiri kartaa

Hotelka:9714-292-5000
Gacanta: 9715-928-5319

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.23 seconds
14,638,301 unique visits