Hidaha iyo dhaqanka

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 1
JimHet

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Xarakada Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay magacyada odoyaasha doonaya iney ansaxiyaan dastuurka

Wararka MaantaHS:- Xarakada Shabaabul mujaahidiin oo markey doonaane gacmaha iyo lugaha ka jara bulshada Soomaaliyeed ahna koox laga xakumo talo ahaan iyo mabda ahaanba dalka Afganistaan ayaa ku hanjabtay iney gowrici doonana dhamaan odoyaasha doonaya iney ansaxiyaan dastuurkaan cusub ee ay malgaliyeen dowlado iyo shirkado shisheeye ah.

Xarakada ayaa gacanta ku dhigtay dhamaan magacyada iyo walibasawirada qaar ka mid ah odyaasha lagu xareeyey Mogdishu si ay u dilaan hadii ay ku dhiradaan ansaxinta dastuurkaan malaayinta dolar ku baxday sameyntiisa ee ay gadaasha ka riixayaan shirkado doonaya qeyb ka mid ah bada Soomaaliya iney xalaaleystaan.

Sikastaba marka la eego hanjabaada Shabaab iyo Al qacida iyo waliba shirkadaha malaayinta dolar ku bxinaya dastuurkaan cusub waxey u muuqataa in ay dalka Soomaaliya isku haystaan umado kale.

Ha yeeshee kooxda Shabaab oo horaantii 2000-kii dagaalo badan oo ay gashay guulo la taaban karo ka keentay hada dagaalkoodu barako ma leh waxeyna kala kulmaan jab xoogan meelkasta oo ay dagaal ku qaadaan dalka Soomaaliya, maadaama ay aad u dhibeen bulshada Soomaaliyeed.

Sidoo kale xarakatu hada ma lahan awood muuqata oo ay ku fulin karto wax yaabo badan oo ay idaacadaha ka sheegaan maadama Shabaabka Bay iyo bakoolna uu heshiis la qaadanayo Xildhibaan Xaabsade iyo Aden Madoobe halka degaano ay Hiiraan ka mid tahayne wada hadal muuqda uu ka socdo kaasi oo ay qeyb ka mid ah xarakada ku doonayaan heshiis buuxa iney la galaan maamulka cusub ee ka arimiya Hiiraan.

Sikastooy ahaataba waxaa dil ku xukuman dhamaan odoyaasha dhaqanka ee ku sugan Mogdishu taasi oo laga yaabo in lagu bartilmaameedsado degaanadooda marka ay dib ugu laabtaan.

La soco wararkeena danbe
Insha Warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | VZDF on May 18 2012 02:11:41
If you are looking at buying a wow gold World of Warcraft account from the Website, you surely would not be disappointed. cheap wow gold Internet game retail sites are active websites that is regularly facilitating effective buying buy wow gold and selling of WOW accounts for sale. It is a trusted and reliable online-based retailer of such important gaming products. www.mawow.com See loads open WOW accounts and WOW characters promoted free.
#2 | replica handbags on May 19 2012 05:37:54
http://www.cheapdesignerhandbagsgo.com rofessional baseball cheap designer bags for one season in the Chicago White Sox minor-league system and then returned replica designer handbags to the NBA to lead http://www.cheapdesignerhandbagsgo.com the Bulls discount designer handbags to three more championships, including a best wholesale designer handbags ever 72-10 regular seas... http://www.cheapdesignerhandbagsgo.com
#3 | NSRHS on May 19 2012 09:33:57
Patricia Discipline, cheap oakley sunglasses apparel developer along with stylist “Her tunes embodied that will years. Bouncing along with drug treatments, all this gone jointly as being a lovely greens. My spouse and i ended up being certainly not that will hefty a new substance individual. Nevertheless popcorn poppers My spouse and i employed to get pleasure from while i ended up being for the party floorboards taking pictures to the megastars. My spouse and i ended up being developing a upset bond which has a female referred to as Dorothy that will lasted 12 months . 5. oakley sunglasses sale We’d check out 12 Western side jointly along with party and have missing. Many of us liked ‘Love for you to Enjoy Anyone Newborn. ’ ”http://www.cheapoakleysunglassess.co.uk/
http://www.cheapoakleysunglassess.co.uk/.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,638,428 unique visits