Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 1
marylouvk4

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Duqa degmada B/weyne oo sheegay in la bilaabayo olole nadaafadeed dhawaantan.

Wararka MaantaHS:-Kadib kulan balaaran oo dhowaan uu golaha deegaanka ee magaalada B/weyne uu u doortay Maxamed Xassan Nuuriye inuu noqdo duqa degmada, ayaa wuxuu masuulkan la doortay durba bilaabay dadaalo lagu soo celinayo bilicdii magaalada ay horey u laheyd.

Duqa degmada B/weyne Mr. Mohamed Hasan Nuuriye ayaa sheegay in ay wadaan olole nadaafadeed oo laga hirgelin doono dhammaan gudaha iyo daafaha magaalada si sare loogu qaado bilicda magaalada iyo weliba fayo-dhowrka guud ee bulshada maadama uu dalku ku soo jiray mudo colaad si loo xaqiijiyo caafimaadka muwaadiniinta reer Hiiraan una helaan adeegii bulsho oo ay u baahnaayeen.

Mudane Maxamed Xassan Nuuriye wuxuu intaa ku daray inay mashruuca nadaafadda magaalada ay kala kaashan doonaan hay'adaha daneeya arrimaha bulshada iyo deegaanka isagoona rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in shacabka magaalada kaalintooda ka qaadan doonaan hirgalinta nadaafada iyo soo celinta bilicda magaalada.

Marka laga soo tago howlaha dardargalinta u baahan ee uu soo bandhigay duqa demada B/weyne hadane masuulkaan waxuu noqonayaa kii ugu horeeyey ee ay doorasho gacan taag ah ku doortaan golaha degaanka magaalada B/weyne.

La soco wararkeena danbe

Comments

#1 | sagasg on May 22 2012 03:28:39
This is amount of money another player must spend to purchase the item immediately. This tends to be the most used function of the wow gold auction house because many players do not want to wait. This price is slightly more than the starting price because a player pays for the convenience of getting it right away.To work the auction house in 4.3,you need to understand Auction House concepts such as the AH deposit and the AH cut; the factors that drive a server's economy; and where to find the information, mods and ideas you need to use the Auction House to play the market with confidence. If you'd like to know more wow guides and buy cheap wow gold news,you can check www.mawow.fr to get free wow news and excellent services. Dungeons are the main part of the world of warcraft, if you have a dungeon guide to the different roles which involved to running a dungeon can be very helpful, the wowers in the group can understand what they should do and how to maximize the effectiveness of attack in the dungeons and get the most wow gold. When you are going to organize a group to run the dungeon, you should know that which kind of role you need.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,569,393 unique visits