Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 1
marisolss60

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi: Inaa Lilaahi wa'inaa Ilaahi raajicuun.

Wararka MaantaHS:-Inaa lilaahi wa'inaa illaahi raajicuun. waxaa magaalada Mogdishu ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Cabdullqaadir Sabriye Xalae oo ku magac dheeraa ( Sabraa)






Boga Tacsida hoos ku dir

Comments

#1 | Xassan kaafi on May 14 2012 14:36:33
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan reer sabriye xalane
Geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen cabduqaadir sabriye
Xalane.
Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu janadiisa firdowsa geeyo
Aamiin,aaamiin aaamiin
#2 | Reer Khalif Guled on May 14 2012 14:50:17
Inaa lilaahi wa'inaa ilaahi raajicuun.

Anagoo ku hadleyna magaca reer Khaliif Guled Jimcaale waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu soo gudbineynaa dhamaan reer Sabriye Xalane sida

Cali Sabriye Xalane
Cabdi Sabriye Xalane
Dr Bashir Sabriye Xalane
Samatalis Sabriye Xalame
Mustaf Sabriye Xalane
Fahmi Sabriye Xalane iyo dhamaan reer Sabriye Xalane geeridii ku timid alla ha u naxariistee Cabdullqaadir Sabriye Xalane oo ku geeriyooday magaalda Mogdishu.

Waxaana marxuumka illaah uga baryeynaa inuu janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#3 | Cabdiqani Caduun Sabriyedhoore on May 15 2012 02:06:34
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
Anigoo kuhadlaaya dhammaan magaca Reer Caduun Sabriye dhoore waxaa halkaan Tacsi tiiraanya leh uga dirayaa dhammaan Reer Sabriye Xalane Geeridi naxtinta laheed ee kutimid Allaha unaxariistee Cabdulqaadir Sabriye Xalane waxaana ilaahay uga baryeynaa marxuumka janatul fardosa kawaraabiyo aamiin eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii dhammaan samir iyo iimaan Allaha kasiiyo aamiin
#4 | nuradin Gaagaale on May 15 2012 04:37:58
aniga ku hadalayo magaca reer indhayre, waxaan halkaan uga tacsiyeynayaa reer Sabriye Xalne, janadulfarduwsa Alah geeyo walalkeen A/qadir Sabriye amin amin
#5 | Geeridu waa xaq on May 15 2012 13:43:33
Janatulfardowsa ayaan ilaah uga baryeynaa,si wanaagsan baan u garanayey marxuumka.
#6 | reer keydsane xuseen on May 17 2012 19:43:38
inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan reer sabriye xalane meelkasta ay dunida uga sugan yihiin
ilaahay samir iyo imaan hanaga wada siyoo walaalkeen Sabra asna ilaahay qabriga ha u nuuriyo janadiisana midigta haka siiyo.amiin aamiin
#7 | Mona Qulumbe on May 17 2012 20:19:26
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi rajacuun, waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan reer Sabriye, khaasatan Nimco Cabdi Sabriye. Waxaan Ilahay uga baryayaa inuu marxuunka janadii fardosa ka waraabiyo ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtiisiina samir iyo iiman ka siiyo.
Ameeeeeeen Yaa Allah
#8 | Nuur F Indhooy on May 17 2012 23:12:06
Inaalilaahi wainaa ilaahi raajicuun. waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan Reer Sabriye Xalane, Xaaskii iyo Caruurtiisa ,geeridii ku timid marxuum: C/qadir S Xalane.

Dambi dhaaf iyo camal suuban ayaan Ilaah uga baryeynaa.

Nuur
#9 | NUURDIIN MACALIN CISMAAN on May 19 2012 23:11:55
Inaa lilaahi wainaa ilaahi raajicuun, waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan reer sabriye xalane, alle naxariistii jano hasiiyo marxuumka. AAMIIN.
#10 | Cilmi iyo Shukri Mahamed on May 20 2012 00:00:40
Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhaman reer Sabriye Haxale marxuumkana waxaan ilaah uga baryeynaa janatulfardowsa

Aaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.12 seconds
14,600,004 unique visits