Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Heesaha sanadkaan loo qaaday magaalada Belet Weyn

Wararka MaantaHS:-Heesaha sanadkaan loo qaaday magaalada Belet Weyne oo ay hada ka socotomashruuc lagu soo nooleynayo bilicdii iyo quraxdii ay laheyd magaalada. Deeqo Bilan iyo Qoomaal Yare 2012 Daawasho wacan



Magalaada Belet Weyne waa magaalo taariikh soo jireen ah ku leh bulshada Soomaaliyeed marka loo eego dalka intiisa kale. waa magaalada lagu rajoweyn yahay iney noqon doonto magaalo Soomaaliweyn kulmisa oo lagu qanban doono gogol nabadeed oo ay Soomalida maanta isku cafiyaan sida qorshuhu yahay mustaqbalka.



Magaalada waxaa ku nool amaba horey ugu noolaa beerlulayaasha Soomaaliya, inkasta oo ay Soomaalidu tahay dadmidab furan oo waxbadan ka duwan umadaha aduunka ilaahne ugu deeqay dal, diin, luqad, qurux hadane mar laga hadlayo Hiiraan iyo shacabkeedu caadi maahan xaalada.

Hadaba dhageysi wanaagsan Deeqa Bilan iyo Qoomaal Yare waxaa xaqiiqa ah marak waqti munaasib ah la helo in labadan dhalinyaro iyo fanaaniintii hore ee Soomaaliya sida Hasan Aden Samatar lagu casuumi doono Hiiraan siiiba magaalda Belet Weyne sidii horeyba loogu casuumay abaankii alifay heesta ilaa maant aaan dhicin ee Belet Weyne.

Abwaan Hadraawi oo marar badan wareysiyo kala duwan lala yeeshey waxuu qiray in dadka reer Belet Weyne yahiin dad xadaarad iyo ilbaxno iskugu tagtay Beerlula ka sheegeynteeduna waaba arin kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin.

Insha Warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | EGES on May 22 2012 07:32:29
The particular cheap oakley sunglasses features a touchscreen display together with a couple of exhibit methods. Any power-saving black-and-white exhibit transforms the particular backlight away from and also makes use of normal mild to be able to provide light for the particular display screen. Yet having any little finger straight down around the observe confront to get a next delivers any full- shade display screen your. WIMM A single generally continues concerning 25 hrs about the same demand, oakley sunglasses outlet mentioned. The particular observe will come installed together with half a dozen programs. Some other programs, almost all totally free, have reached the particular http://www.cheapoakleysunglassess.co.uk/.
http://www.cheapoakleysunglassess.co.uk/.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.37 seconds
14,666,862 unique visits