Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Mustafa Shiikh Cilmi oo soo saaray buug cusub

Wararka MaantaDalka Sweden oo ka mid ah wadamada ay kubadan yahiin jaaliyadaha Soomaaliyeed ee waqooyiga Yurub waxa ku sugan Abwaan Musdhafe shiikh Cilmi kaasi oo halkaas ku soo bandhigay inta badan dhacdooyinkii u goob joog u ahaa iyo wixii uu maqlay oo la xaqiijiyey oo isugu jiro suugaanta qeybaheeda kala duwan Gabayo heeso, Ruwaayado, iyo sheekooyin naxdin leh intaba siiba intii u hdaxeysay 1978 ilaa 2011.



Mar uu abwaanku si weyn ula hadlayey isagoo waxkasta gabay ku cabiraya waxuu yiri.

Soomaaliyeey dantaa garo
Daadka yuu ku qaadine
Haddii dadkeennu wada jiro
Cadowgaa ka didayee
Duurka yaan lakala gelin
Qooysba yaan meel degin
Haddiise damacu kala raro
Iska daa dugaagiyo
Dawacadiyo Weerkiyo
Digaagaa ku cunayee
War haleeys dugaalsado
Isku duubni wadareed
Daabka u adkeeyoo
Cadaaladana dar uga dhiga
Midnimeey difaaciye.


Waxii tafaasiil ah iyo goobta aad ka heli kartaan filo goor dhaw

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,614,253 unique visits