Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 1
leslieea11

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Prof Ahmed Muumin Warfaa musharaxa M/weynenimada Somaliya.

Wararka MaantaArbaco 26,Janaayo 2011 (HSOL)- Wararkii ugu danbeeyey ee musharaxa madaxweynenimada Somaliya Prof Ahmed M. Warfaa inaga soo gaarayo ayaa sheegaya in Prof-ka iyo waftigiisa ay maalinta berito ah hadii Alle idmo ay gaarayaan magaalada Minnapolis halkaas oo si weyn loogu sugayo garoonka diyaaradaha magaalada uu shirku ka dhacayo.



Mar aanu la xariirnay shirkada iyadu daabuleysa waftiga musharaxa m/weynanimada Somaliya Prof Ahmed Muumin Warfaa iyo waftigiisa ee Hiiraan Limosiin ayey inoo xaqiijiyeen in ay si weyn ugu diyaar garoobeen waftiga musharaxa iyo howlwadeenada shirka.

Marka aad booqato meelaha ay iskugu yimaadaan Somalida degan goobta amaba magaalada uu ka dhacayo shirka waxey indhahaadu qabanayaan dadka oo ka sheegeynayo qaban qaabada shirka iyo waliba Prof Warfaa oo intooda badan Somalida maanta nool marka 3 loo qeybiyo 2 ka mid ah uu isagu wax soo baray.

Wararka joogtada ah iyo warbixinada iyo shirarka musharaxa m/weynanimada Somaliya waxaad kala socon kartaan www.warfaforpresident.com

oo hawada soo galay habeenkii xaleyto ahaa. waxaa kale oon webka musharaxa u sameyn doonaa links aad markasta ka kali karto adigoo ku jira hiranstate.com.

Mar aanu xiriir la sameynay Prof Warfaa habeenkii xaleyto aha ayuu inoo xaqiijiyey iney Prof-ka iyo teamkiisa ka go'an tahay iney dalka iyo dadka bad baadiyaan iyagoo talo saaranayo Alaahu subxaanahu watacaalaa iyo bulshada Somaliyeed intooda qaran doonka ah. Prof Warfaa waa muwaadin Somaliyeed hadane kaftan badan. marka uu kula hadlayo waxuu daraasad ku sameynayaa heerka aqoonta amaba qofka markaasi la hadlayo waxa uu jecel yahay kedibna aaqirka waad isku soo dhawaaneysaan.




Prof Warfaa waxuu ka mid yahay aqoonyahano badan oo Somaliyeed oo wax ku soo bartay canshuurtii dalka Somaliya amaba dhaqaalo ay lahaayeen amaba laga qaaday shacabka Somaliyeed sidaasi daraadeed ayey leeyahiin dadka aragtitoodu fog tahay in la joogo xiligii ay dalka hogaamin lahaayeen aqoonyahanada uu ka mid yahay Prof Warfaa.

Isha warka Hiran state
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | Raaxo on January 26 2011 12:20:45
Webkani caadi maahan.
Pr.wf welcome
Raaxo
#2 | Garry on January 26 2011 13:13:24
This great nation needs men like you,good luck sir.
#3 | ABDI SHAKUR on January 26 2011 21:30:27
WAXAN SOO DHAWEYNEYNAA MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA DHAW EE SOMAALIA PRO AHMED MUMIN WARFAA WAXANA U RAJEYNAYAA GUUUUL IYO HORUMAR BAHADA DHALINTA XORTA
#4 | mohamed on January 28 2011 18:05:02
waxaaan lehayahay prof warfa ilaah ha kula jiro
#5 | erghat on January 30 2011 07:54:06
In the game world, you can use wow powerleveling the to buy your needs.You can buy something to eat,equip yourself,buy your pet who can help wow power level you fight with your enemies
.
.
.
#6 | mbt on May 14 2011 02:37:30
The old woman brought my supper and Arthur's into the parlour, and told me, with all due formality, that `The masterMen's MBT Shoes desired his compliments to Mrs. Graham, and he had prepared the rooms as well as he could upon so short a notice, but he would do himself the pleasure of calling upon her to-morrow, to receive her further commands.' Women's MBT Shoes I was glad to ascend the stern-looking stone staircase, and lie down in the gloomy old-fashioned bed, beside my little Arthur. He was asleep in a minute; but, weary as I was, my excited feelings and restless MBT Boost Shoescogitations kept me awake till dawn began to struggle with the darkness; but sleep was sweet and refreshing when it came, and the waking was delightful beyond expression.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.15 seconds
14,667,531 unique visits