Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Shirkii musharaxa M/weynenimada Somaliya oo furmayo waqti dhaw .

Wararka MaantaSabti 29,Janaayo 2011(HSOL)-Shirweynahii musharaxa m/weynenimada Somaliya oo mudada la sugayey oo dhawr saac kedib ka furmaya magaalada Minnapols.

Musharaxa Madaxweynenimada Soomaaliya Prof Ahmed M. Warfaa iyo marti sharaf kale ayaa ka hadli doona goobta uu shirku ka dhacayo iyadoo ay dhawr saacadood oo kaliya inaga xigto ku dhawaaqida urur siyaasadeed oo ujeedadiisu tahay sidii uu u hanana lahaa hogaanka dalka Somaliya.

Mar aanu la xariirnay wariyaha HS.COM ee ku sugan halkaas ayaa inoo xaqiijiyey in si weyn loo sugay amniga musharaxa iyo goobta uu shirku ka dhacayo. waxaana baaritaan lagu sameyey goobta ay fadhiisanayaan marti sharafta ka soo qeyb galeysa shirweynaha ururka siyaasadeed ee aanu magaciisa maqli doono dhawr saac kedib.


Inkasta oo ay noo suuro galiweysay in aanu wareysi deg deg ah ka qabano musharaxa M/weynenimada Somaliya Prof Warfaa ka hor inta uusan shirka bilaaban, hadane wax kasta waxey u muuqdaan ayuu leeyahay wariyaha Under Control oo waxey howshu ku socotaa sidii loogu talo galay.





Prof Warfa's Campaign Manager
Avv.Daahir H Abdi
44-7404-224013
dahirhabdi@gmail.com






Isha warka Hiranstate.com
Xafiiska waqooyiga Ameerika
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | farhia foodcade on January 29 2011 23:04:42
asc waxaa u halbalyeynayaa prof warfaa waana qof soomaaliyeed oo u qalmo qabashada xilkaas waxaa u rajeynayaa guul allaha ka dhigo madaxweynihii dejinlahaa wadanka qasan amiiiiiiiiiiin guul guul
#2 | Hooyo soomaaliyeed on January 30 2011 18:14:24
SCW
Hambalyo Prof Ahmed Mumin Warfa
Waa kii dajin lahaa umada dhibaataysan,Waa kii wax bari lahaa agoonta iyo umada jaahilnimada la tagtay.
waxaan kuu rajeynayaa guul Aamiin Aamiin Aamiin.
#3 | Muna on January 31 2011 15:09:29
ACW
Hamabaliyo Hambaliyo Hambaliyo Prof Warfa
waa waqti aad iyo aad ugu haboon in uu isi soo sharaxo asagoo ah nin aqoon fiican u leh Somali weeyn hadana uu u ahaa Macalin Somali badan oo dibada joogto marka waxaan leenahay ku soo dhawaaw Prof Ahmed M Warfa waana ku garab taaganahay waxaana kuu rajeeyneeynaa Guul wabillahi toowfiq

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.19 seconds
14,637,906 unique visits