Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 1
liyijing46

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-R/wasaarahii xukumadiisu waqtigeedu dhamaaday C/wali Gaas

Wararka MaantaHS:-Waxaa sirasmi ah waqtigeedii uu dhamaaday xukumadii uu gar wadeenka ka haaa R/wasaare C/wali Gaas xili uu ka mid yahay musharaxiinta u tartameysa hogaanka sare.

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Mogdishu ayaa sheegaya marka laga soo tago shirarka jaraa'id ee uu qabanayo musharax C/wali Gaas hadana waxaa siweyn looga dareemayaa magaalada Mogdishu kala carar ku dhacay golahiisii wasiirada oo qaarne raadis ugu jiraan sidii ay ku noqon lahaayeen mudane baarlamaan qaarne boorsooyinkooda si hoose u xirxirteen, kadib markii uu ku dhawaaqay inuu musharax yahay R/wasarahii ay talada ka qaadanayeen.

Qaar ka mid ah golahii wasiirada ee uu waqtigu ku dhamaday ayaa sheegay iney xili hore aheyd inuu iscasilo C/wali Gaas maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta faraha badan ee dooneysa iney hogaamiyaan umada Soomaaliyeed doorashada soo socota.

Insha Warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,585,737 unique visits