Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

H

Wararka MaantaHS:-Inta aanan u guda galin warbixintan waxaa muhiim ah maadaama shabakada HS.com aheyd midii ugu horeysay ee saadaalisa in wasiirka qeyraadka dalka yahay shaqsiga ugu jaaniska wanaagsan ee xilkaas reer Hiiraan u qaban doona xiligii ololaha loogu jiray jagada uu ku fadhiyo,hadane waxaa lama huraan noqotay in aan bulshada u iftiiino siyaasado badan oo ay muhiim tahay in bulshada ogaadaan ugu yaraan intooda damiirka leh si ay taxadir xoogan ugu sameeyaan mustaqbalka dhaw shaqsiyaadka siyaasada u gali doona reer Hiiraan min dowlad dhexe ilaa heer maamul goboleed.

1-Qaab noocee ah ayuu wasiirka qeyraadka u shaqeeyaa marka laga hadlayo wasaaradiisa oo ka mid ah wasaaradaha ugu muhiimsan 10-ka wasaaradood ee ay ka kooban tahay xukumada hada jirta?

2-Maadaama ay bulshada Soomaaliyeed mudo ku soo jireen colaad horeyna loo yiri boqor ma eexdo tolkiina ma mooga waa ayo ilaalada amaba(Staff-ka) qaaska ah ee wasiirka qeyraadka si aad xog ogaal ugu noqoto sida ay qaar beelaha Soomaaliyeed ka mid ah dumarka ugu dagaalamaan marka laga hadlayo siyaasad amaba dano qabiil iyo wax la mid ah?

3-Taageero intee la eg ayuu ka heystaa bulshada Hiiraan gaar ahaan beesha uu sida gaarka ah magaceeda u wato ee X?

Filo dhawaan warbixintii oo dhameystiran iyo sida sahlan ee uu galsoonidii ay bulshadu siiyeen iskaka lumiyey.

Isha warka Hiiraan State
Webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net






Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,605,951 unique visits