Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Wasiirka warfaafinta DG/goboleedka Hiiraan State Amb.C/qadir Abdulle Xooshow

Wararka MaantaWasiirka warfaafinta DG/goboleedka Hiiraan State Amb.C/qadir Abdulle Xooshow oo raali galin ka bixiyey qoraal dhawaantan lagu soo daabacay HS.COM.

Qoraalkaas oo ku soo baxay boga HS.COM Feb/10/2011 kaas oo ka hadlayey shir lagu soo dhaweyneyey wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare TFG-da Dr C/nuur Sh Mohamed oo ka dhacay magaalada London . Amb. Xooshow ayaa raali galin ka bixiyay qoraalkaas ku saabsanaa wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Dr C/nuur iyo dhamaanba intii uu gaaray amaba dhibsatay.

Wasiir Xooshow ayaa ku dhiiragaliyey shacabka reer Hiiraan amaba jaaliyadaha iney sidan oo kale inoola socodsiiyaan waxii dhibaya amaba ay wanaag u arkaan si dowlad goboleedka Hiiraan State iyo shacabkiisuba iyagoo iska warqaba u wada guuleystaan.


fadlan waxii fikir ah inoogu soo hagaajiya
Webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | Cawaale on February 16 2011 14:06:08
Wasiir xooshoow waad ku mahadsan tahay adiga iyo Hiiraan Stateba sida aad shacabka aad masuulka ka tahiin taladiisa u dhageysaneysaan.
#2 | nike air max 2011 on August 08 2011 00:40:27
It was and with me. You definitely Zenger what surnamed me! I will necessarily write that I think.nike air max What necessary words. super, an excellent phrase.
The precious content you provided does help my research for my group, thanks. I then luckily found your diamond forum in the dirt and thought to check it out.nike air max 2011 This is what I was after.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.25 seconds
14,581,310 unique visits