Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Sawir gacmeedka isbuuca

Wararka MaantaKhamiis 17,Feb 2011 (HSOL)-Khamiis 17,Feb 2011 (HSOL)- Dalka Somaliya oo lugu tiriyo wadanka ugu dhibaatada badan wadamada aduunka shacab kiisuna ay gaajo iyo Xabad u dhimanayaan.


Nolosha Shacabka Soomaaliyeed cuduro, abaaro, colaad, xabsiyo, qaxootinimo,rajo beel.siyaasad xumo.dil iyo dhac joogto ah ayaa fara kulul ku haya.

.

Dhinaca kale Gacmo goys, gargaarka oo laga hor istaago, shacabka oo la gaaleeyo, Abaartii oo dil iyo dabargooyn loogu daray, wadankii oo ajaanib aysan shacabku isku dhaqan aheyn loo gacan galiyey.








Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,579,467 unique visits