Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Farshaxankii ugu danbeeyey oo laga sameeyo shaqsiyaadka siyaasada ku fashilmay

Wararka MaantaHS:- Farshaxaniistaha weyne ee Soomaaliyeed oo sawir gacmeed muujinaya aqligooda raga xiligaan ku fikiraya in ay burburiyaan dowlad dhan oo dhisan oo maalmahii tagey shirar ku qabanayey wadamada Kenya iyo Ugandha, horey waxaa sawir gacmeedyo badan looga sameeyey xiligii dagaalada sokeeye Shiikh Shariif, Yusuf Garaad, Ali Geedi, Cabdiwali Gaas,hada waxuu farshaxanku muujinayaa sida Baadiyow iyo Ali Geedi maskaxiyan uu u isticmaalayo Faroole oo mar hore soo fashilmay. waxaa meeshaas ka cad maahmaahdii caanka aheyd ee Soomaalidu waligood maqli jireen ee aheyd Abgaal Cismaan Abgaal kaluu eebada u sitaa, bal ragaan waxa ku dhacay eeg tolow siyaasad rajo maka leeyahiin wali......

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.19 seconds
14,581,133 unique visits