Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Kulan dhaxmaray Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khalif, nabadoono iyo dhalinyaro badan oo qurbaha ka tagay

Wararka Maanta



HS:- Magaalada Belet Weyn oo ay maalmahii tagay si isdabajoog ah u gaarayeen qurba joog badan ayaa waxaa ay qeybtii ugu horeysay maanta kulan iswareysi ah la yeesheen Ugaas Cabdiramaan Ugaas Khalif iyo nabadoonada magaalada qaarkood.




Kulankaan oo ahaa mid ay qurbajoogtu waxgaradka ay la kulmeen ee uu ka mid ahaa Ugaaska la yeesheen ayaa ahaa mid ay marka hore isku baranayeen dhalinyarada oo ka kala yimid dalal kala duwan sida wadamada bariga Africa, Carabaha, Yurub waqooyiga America kedibna waxaa goobtii lagu riiqay qado edeb daran kaftan calaashaa afur qatar ah cad iyo caano.

Hadaba halkaan hoose ka daawo qeybo ka mid ah sawirada dhalinyarada oo Ugaaska iyo nabadoonada la sawiran.









Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,633,718 unique visits