Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Webka Hiiraan State.com oo ay maanta u buuxsantay 2 bilood

Wararka MaantaIsniin 21,Feb 2011 (HSOL)- webka Hiiraan State oo maanta ay u buuxsantay 2 bilood kedib markii uu si rasmi ah uu hawada u soo galay Dec, 21/2010.

Hiiraan State.com ayaa waxaa ku xiran macaamiil fara badan marka loo eego mudada uu jiro iyagoo kala socda wararka iyo arimaha dowlad goboleedka Hiiraan State. webka ayaa waxaa booqday in ka badan 100,000 amaba hit gareeyey mudo 60 casho oo kaliya, sidaasi daraadeed waxaanu dhawaantan balaarin doonaa amaba wax badan ka bedeli doonaa qaab dhismeedka webka kedib markii ay xiriir la soo sameeyeen shirkado doonayo in loo xayeysiiyo ganacsigooda oo aanu u diyaarin doono qeyb u gaar ah.

Waxaa kale oon webka ku soo siyaadin doonaa qeyb u gaar ah Englishka iyo qoraalada ay dadweynuhu fikirkoodu ku dhiibayanayaan hadba luqadii ay iyagu doorbidaan. sidoo kale waxaanu dib u habeyn ku wadnaa Hiiran State TV oo aanu programyo bulshada qanciyo ugu talo galnay. inkasta oo dad badan inoo soo jediyeen in aanu ku darno qeyb Carabi ah ,iyaduna mustaqbalka waanu ku talo jirnaa.

Mar labaad waxaanu leenahay macaamiisha soo booqata HS.COM mahadsanidiin. waxaanu leenahay kala soco wararka Hiiraan State iyo arimaha Hiiraan halkaan. waxii fariin ah amaba talo ah inoogu soo dir.
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net










Comments

#1 | dressale on February 24 2011 09:06:30
The length Cocktail Dresses of the Evening Dresses holiday dresses should Prom Dresses depend on Special Occasion Dresses your Elegant Wedding Dresses height. If you Beach Wedding Dresses are tall, you White Wedding Dresses can choose Colored Wedding Dresses one which Wedding Dresses With Embellishment hem falls Classic Wedding Dresses below the Fashion Wedding Dresses knees. If you Informal Wedding Dresses are a shorter Sexy Wedding Dresses person, you can Corset Back Wedding Dresses choose Silk Wedding Dresses the hem Red Wedding Dresses just above Plus Size Bridesmaid Dresses the knees. there are a lot of Sweet Wedding Dresses different colors Simple Wedding Dresses and styles for Bridesmaid Dresses you to choose.
#2 | ilahan on February 26 2011 12:28:17
Asc wr wb

waxaan la yaabanahay nimanka wabkaan samayey ma waxaad u samayseen in dadka beenta idinku raaca Commentigooda lee aad soo gudbisaan oo dadka runta ka hadla aadan warkooda soo gudbinin marka aniga waxaan idin dhihi lahaa meesha cadaalad kuma haysaane webka iska xira oo dadka been ha u sheegina waxaad ka lii dataan kuwa gobalkiina idinku heysta oo dadkiina dhameenayo. waxad tahiin luusaro.Sad

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.41 seconds
14,584,555 unique visits