Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:- Dhismayaashii ugu danbeyey ee laga hirgaliyo magaalada Belet-Weyne

Wararka MaantaHS:- Inkasta oo aan hal maalin lagu soo bandhigi karin muuqaalka iyo bilicda guud ee magaalada Belet-weyne hadane waxaanu qurbajoogta Hiiraan ee ay wadankii ugu danbeysay mar hore oo hada intooda badan aad magaalada u dhista hadaba inagoo maalinba qeyb idiin soo bandhigi doona maanta waxaanu soo qaadaneynaa 12 ka mid ah 100 sawir oo aanu ka soo qaadnay inta badan magaalooyinka waaweyn ee Hiiraan.


Hadaba marka laga hadlayo Hiiraan waxaanu hada ka bilaabeynaa magaalada Belet Weyne oo aanu maanta ka soo qaadnay intii aanu awoodnay sawiro cusub sawiradeena danbena waxaanu siweyn ugu soo bandhigi doonaa wax soo saarka beeraha.




Sidoo kale inta aanu ku mashquulsanahay soo tabinta shirweynaha uu Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khalif iclaamiyey dhianca kalena waxaanu ku dhex wadi doonaa muuqaalka iyo hadba meelaha ay aad dadku u xiiseeyaan in ay arkaan hadii aad dooneyso in aad guri dhisato iyo hadii aad dhulkii u xiistay ibtaba.




La soco more pictures from Hiiraan, Soomaalia.

Isha warka Hiran State
webmaster"hiranstate.com

Comments

#1 | miedniczek on July 15 2019 13:58:46
jak schudnac w miesiac https://leki-zylaki.pl/oczar-opinie-obiecywaly-duzo-efektow/ jakie leki na depresje i nerwice

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,600,404 unique visits