Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Dhibaatadii ka taagneyd dalka Masar oo markii hore ku bilaabatay kacdoon looga soo horjeedo madaxweynahii xukunka laga tuuray ee X Mubaarak ayaa hada u muuqdo kuwa siyaasad ahaan meel xasaasi ah maraya kedib markii loolankii amaba kacdoonkii shacabka ay ka hoos dhasheen siyaasado intooda badan laga hagayo dibada taasi oo xaalada sii murjisay.

Hadaba warbixin dheer oo aanu ka soo diyaarinay heerka uu gaarsiisan yahay kacdoonka dalka dalka Masar in uusan ku kobneyn inta ay soo gidbiyaan mediyaha oo kaliya ee aysan dhibaatadu ku koobneyn caasimada oo kaliya.

Warbixintii oo dhameystiran filo goor dhaw iyo muuqaalo ku xasuusinaya waxii dalka Soomaaliya ka dhacay oo kale in ay lugaha la galeen shacabka dalka Masar.

Isha warka Hiran State
Webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.38 seconds
14,612,196 unique visits