Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Shirar hoose oo u socday gudiyadii loo xilsaaray abaabulka shirka iyo howl culus oo laga waday madasha uu ka dhacayo shirka oo sida aanu warar sugan ku heleyno loo baahday in la balaariyo kedib markii wafuuda hada shirka soo gaartay maahane tiradii la qiyaasayey in ka badan oo soo wactameen 24 kii saac ee ugu danbeysay ayaa waxaa ugu danbeyn lagu wadaa in uu shirku si rasmi ah u furmo maalinta berito ah xili ay madasha shirka soo gaareen matooro dheeri ah oo debka laga dhaliyo si ay wafuudu u helaan koronto habeen iyo maalin ah inta uu shirku socdo.

Warar xaqiiqda u dhaw ayaa sheegaya in maanta galinta danbe uu Ugaaska beesha Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khalif uu fasaxi doono gudiga qaban qaabada shirka in ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan shirweynaha Samadoon Peace Conference inuu maalinta berito ah furmi doono iyadoona laga yaabo in ay isla maanta galinka danbe ay qabtaan shir jaraa'id hadii ay arintaas kaka hadlayaan.

Dhinaca kale waxgaradkii kala duwanaa ee maalintii shaleyto soo gaaray magaalada oo ay qaarkood u aheyd markii ugu horeysay ayaa aad ula dhacay soo dhaweynta iyadoo looga mahadceliyey sida ay uga soo jawaabeen codsiga Ugaaska siiba kuwoodii ku sugnaa degaanada ay Soomaalidu degaan ee Kenya iyo Ethiopia.

Hadaba si joogto ah ula socoto halka ay wax marayaan haka fogaan HS.COM

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,581,122 unique visits