Hidaha iyo dhaqanka

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Madaxweynaha Hiiraan State oo sheegay inuu diyaar u yahay wadaxaajood

Wararka MaantaMadaxweynaha Hiiraan State oo sheegay inuu diyaar u yahay wadaxaajood uu la galo cid kastoo diidan Xukuumad goboleedkiisa.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan State ee Soomaaliya Dr. Maxamuud Cabdi Gaab ayaa ugu baaqay cidkasta oo ka soo horjeeda maamulkiisa inuu ugu baaqayo wada hadal si loo bad baadiyo danaha iyo mustaqbalka shacabka Hiiraan oo ay heystaan dhibaatooyin iskugu jira Abaaroiyo colaado ay sabab u yahiin kooxo nabad diid ah.

madaxweynaha Hiiraan state ayaa baaqaan ka sheegay qado sharaf uu maalintii shaleyto aheyd ugu sameeyey wafti ka socday maamul goboleedka Galmudug Hotel Ambassador ee magaalada Mogdisho.

Qado sharafta ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka kala socotay labada dhinac waa Galmudug iyo Hiiraan Statede sidoo kale waxaa lagu casuumay waxgarad ka soo kala jeeda qeybaha kala duwan ee shacabak Hiiraan.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Galmudug Maxamed Maxamuud Xasan “Baasto” ayaa uga mahadceliyay Hiiraan State qadada ay u sameeyeen , taasoo uu ku sheegay inay tahay jaceylka iyo walaalnimada ka dhaxeysa dadka wada dega gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Ugu dambeyntii , Madaxweynaha Hiiraan State ayaa uga mahadceliyay madaxda dowlad goboleedka Galmudug casuumada ay ka aqbaleen , waxaana uu farta ku fiiqay in xukuumad goboleedkiisa ay tahay mid heegan u ah inay wadahadalo la gasho cid kasta oo diidan oo khuseeya amniga dhulka Hiiraan iyadoo loo daneynayo shacabka iyo mustaqbalka caruurta Hiiraan State meelkasta oo ay ku nool yahiin.

Dadaaladan iyo siyaasadahan cusub ee ay dowlad goboleedka Hiiraan State kula heshiineyso cidkasta oo maamulkeeda diidan ayaa waxaa aad u soo dhaweyey masuuliyiin iyo wax garad reer Hiiraan ah, waxeyna shacabka Hiiraan u horseedeysaa horumar iyo is faham deg deg ah. dhawaantan ayey aheyd markii ay inta badan xildhibaanada reer Hiiraan talo ku soo jeediyeen in lala shaqeeyo Hiiraan State cidkasta oo ka soo horjeedana ay ku soo biiraan talada iyo maamulka HS cidii diidana talaabo cad laga qaato.

Madaxweynaha Hiiraan State oo isagu heysta inta badan taageerada shacabka Hiiraan ayaa hada u muuqda mid u dhega nugul talooyinka ay u soo jeedinayaan inta badan shacabka oo iyagu doonayo si looga baxo siyaasadahan aan dhamaadka laheyn in la helo tanaasul guud si taasi lagu gaarane waa in madaxda Hiiraan State ay cidkasta ku soo dhaweysaa maamulka cidiiba diyaar u ah iney ka qeyb qaataan isbedelada siyaasadeed ee ka jira dalka.

W/diyaariyay : Xafiiska Hiiraan State ee Muqdisho
Muqdisho-Somalia
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | WHOLESALE BAGS AND PURSES on June 02 2011 03:45:41
tag is to those who do not care about Authentic Chanel Women Handbags for Sale the world of modern fashionC such as a warm summer leisurely canvas, the collocation with the beach hand-painted sign C classic amorous feelings of Cheap ED Hardy Women Handbags design and the hand sewing bright with gem decals, nwt coach 44402 madison crimson patent accordion wallet red all inspiration from starfish beach after water baptism languid is lazy finely sea glassMany womenUpscale luggage-maker Samsonite's Hong Kong share sale, which kicks off this week, is also expected to raise as much as $1 Blake Lively may be the Gossip lady star and long-legged blond youthful lady who is terrific being an ambassador to Cheap Handbags and Purses the brandKarl Lagerfeld is normally a German vogue designer, who can also be the artist and photographer in Paris, FranceWhen you are looking for name brand purses, are you also looking for quality? Is quality Juicy Handbags on Sale an important reason that you want the Discount Gucci Women Handbag name brand? If not, then of course you are just buying the name of the purses why they have to count money involuntarily, remembering
#2 | FASHION CHEAP gUCCI on June 02 2011 03:46:43
purse sold from a department store will not Authentic Chanel Women Handbags for Sale be a fake, and you will have a receipt with your purchase as well As the market and future growth engines are in Asia, listing in Hong Kong is a very natural step forward for these firms The uneven diamond-sharp for the surface area of chanel bags come to be the eternal mark of Chanel brand Classic formative grave temperament and straightforward unruly elements ornament, coach 16756 canvas natalie Cheap Handbags and Purses tote gold make our man series filled with COACH Juicy Handbags on Sale exclusively American aesthetic tasteToday allow us explore how Chanel handbags are Cheap ED Hardy Women Handbags manufactured Otherwise you just might find yourself replacing your brand name Discount Gucci Women Handbag purse af
#3 | supra shoes on June 27 2011 03:50:54
Excellent, I have already bookmarked your this internet page. Now I dont have sufficient time for read nevertheless by studying starting half I have to say.cheap supras It was a constructive start off.supra shoes I love to discover additional too. Thanks for excellent submit! Many thank the following brilliant Submit.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,569,362 unique visits