Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Shacabka Hiiraan oo soo dooranaya madaxii maamulka Hiiraan Governor hadii ay Soomaaliweyn isku raacaan federal oo dastuurka wadanka u degsan afti loo qaadona waxuu noqonayaa madaxweynaha maamulka halka golahii degaanka amaba baarlamaanka ay soo xulayaan cuqaasha Hiiraan, waxaana ololahiisii ugu horeeyey ka bilaabay magaalada B/weyne Yusuf Ahmed Hagar Dabageed oo si xushmad leh cuqaasha, nabadoonada, aqoonyanada uga codsaday in loo doorto maamulka rasmiga ah ee bedeli doono maamulka kumeel gaarka ah ee Hiiraan ka jira.dhawaan filo taariikh nololeedka musharaxan iyo kuwa ka danbeeya ee isku diyaarinaya qabashada xilkaan culusDaawasho Wacan.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,613,457 unique visits