Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 2
heleneyx1, marylouvk4

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tahniyad Aroos Hasan Mohamed Ibraahim iyo Sahra Mohamed Hasan

Wararka Maanta

Tahniyad Aroos Hasan Mohamed Ibraahim (Hasan Kaafi )
iyo Sahra Hasan( Sahra Jilibey)Bahda Hiiraanstate.com/TV waxey si wada jira ugu hambalyeynayaan arooska iyo aroosata waxaanu leenahay Aroos qeyr qaba wiil iyo caano gabar iyo caano









































































Arooska Caruuska iyo Caruusata ayaa ka dhacay magaalada London, Uk Feb22/11
Isha warkaHiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net


Comments

#1 | Elmi Yare iyo Shukri on February 23 2011 21:37:39
Hambalyo Hambalyo Elmi Yare xaasiika Shukri Mohamed iyo curuurtooda waxey tahniyad u dirayaan Hasan Mohamed Ibraahim (Hasan kaafi) iyo Sahra Mohamed Hasan ( Sahra Jilibey) oo dhawaantaan ku aqal galay magaalda London waxaanu leenahay ubad qeyr qaba kala hela.

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#2 | muna on February 23 2011 23:47:02
Hambaliyo ayaan din leenahay walaalaha is guursaday magalada Londan UK waxaan idiin rajeeyneeynaa Wiil iyo Caanoo iyo Gabar aamiin ayaan idin leenahay waxaad ku waartaan bash bash iyo barwaaqo nooli kulan aamiin waxaan idnkaga soo hambalyeeynaaya magalada Canada Toronto
#3 | shine arush xas kisa foos on February 24 2011 00:02:36
waxaan halkan uga hanbal yo lenahay xasan maxamed iprahim iyo sahra mohamed xasan waxan leenahay han balyo hanbal yo walalayaal waxan ilaah idinka rajeey neynaa wiil iyo caano gabar iyo caano is ku waraa ayan idin lenahay amiiin
#4 | dadir moalim on February 24 2011 13:07:23
asc wrb hambalyop hambalyo hambalyo
waxan halkan uga soojedinaya hambalyo kal iyo lab ah walaha xasan iyo sahro waxan leeyahay waa idiin hagagtee rabi ha idinsiiyo ubad wadar ah oo wacan amiiin amiin amiin
#5 | Max,ud xasan cumar on February 24 2011 16:19:20
asc

waxaan halkaan tahniyad kal iyo laab ugu diryaa walaal is guursaday guurkii mid kheyra qabu halah ka dhigo amiin wiil iyo gabdh iyo caafimaad kheyra qabo amiin amiin
#6 | Abdishakur osman dhagaxow on February 24 2011 18:24:17
waxan halkaan hambalyo kal & laab ah Umarinayaa Arooska & Aroosada Kala ah Mr Hassan mohamed Ibraahim & Marwadiisa Ms Zahra mahamed waaba isku magac inay isla dhashaan ayey kusigteen lol waxan idin leeyahay guurkiine ilaahey ha ka dhigo mid xambaarsan faraxad kalgacel .Ubad baariyaal ah ilaahey ha idin siiyo oo indhuhu ku raaxeystaan Aamiiiiiin Aamiiiiiiiiiin walaalkiin abdishakur Cairo Egypt
#7 | ubax ali husein on February 24 2011 23:14:04
waxan halkan tahniyad uga diraya walalha is guursaday sahara mohamud hassan iyo hassan mohamed imrahim waxan idin leyhay kuwi kusu wara owlada qeer qaba kala hela Ilaheey ha adinka dhigo amin amin
#8 | DEEQ HARARE on February 24 2011 23:27:53
XASSAN KAFI MY BROTHER, HAMBALYO AYAAN KU LEEYAHAY. WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO.
#9 | Dr. Dagane on February 26 2011 01:03:37
ASCWW Wallaalkeey Xasan Kaafi,

Adiga iyo carruusaddaada waxaan idiin soo dirayaa hambalyo, waxaana illaahay idiinka baryayaa inuu idinka dhiga kuwa ku dhaqma diinta islaamka, guur waara iyo carruur baari ah inuu idinku maneeyso.

Congratulation and I wishing a pleasant honeymoon and progressive lives and durable marriage that problems can be overcome through coomunication, patience, understanding and respect of each other.

May Allah bless your marriage brother, Aaamiin.

Dhaqane
#10 | kaamilo khaliif on February 26 2011 06:34:02
ASC
waxaan leeyahay xassan iyo walaasheey sahra waxan ilaah idinka baryayaa nolol farxad leh in aad iskula noolaataanintaad aduunka joogtaan aaqirane janadii fardoowsa ilaah idin geeyo aamiin aad iyo aad ayaan ugu farxay guurkiina anigoo labadiinaba hawada idinka aqaano islana kiin jeclaaday mar hore markaan arooskiina maqlayne waan ku farxay runtiiiiiiiiii
wiil iyo caano gabar iyo caano aamiin waa walaashiin oo idinka soo salaantay toronto canada

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.06 seconds
14,600,435 unique visits