Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Afhayeenka madaxtooyada HS oo si weyn loogu so dhaweyey London kedib howlo shaqo oo uu tagay halkas.

Wararka MaantaArbaco 23,Feb 2011(HSOL)-Afhayeenka madaxtooyada HS oo si weyn loogu soo dhaweyey London kedib howlo shaqo oo uu tagay halkas.




Waxaa safar booqasho ah ku yimid habeen hore wadanka UK qaasatan magaalo madaxda London afhayeenka madaxtooyada Hiiraan state mudane Maxamed Keynaan. halkaasi oo ay si wanaagsan ugu soo dhaweeyeen jaaliayda reer Hiiraan iyo madax ka tirsan xukumada Hiiraan State.




Waxaa sharaf noo ah inaan xaflad casho sharaf ah oo soo dhaweyn
ah u samayno walaalkeen Maxamed Keynaan oo ka mid ah dhaliyaradii ku dhabar adeygay inuu miro dhalo shirkii lagu soo dhiaay xukumada HS. Keynaan waa nin dhaliyaro ah markastana ka shaqeeya isku xirka iyo horumarinta midnimadda reer Hiiraan iyo soomaaliya weyn.




Ahna afhayeenka madaxtooyada Hiiraan State ayaa marti sharaftii halkaasi iskugu timid ugu mahadceliyey soo dhaweynta isagoo halkaasi ka sheegay inuu u yimid sidii ula kulmi lahaa masuuliyiinta Hiiraan State ee ku nool Yurub qaasatan UK.Afhayeen keynaan ayaa halkaasi joogay mudo afar maalmood ah isagoomudadii uu joogay la kulmay qeybaha kala kedisan ee jaliyada reer Hiiraan mucaarad iyo muxaafidba isagoo dhageysan doona codka shacabka kedibna u gudbin doona madaxweynaha Hiiraan State hadba waxii fariin ah oo ay ugu dhiibaan.




Masuuliyiinta ka hadahsay xafladaas ayaa waxaa ka mid ahaa.
1- Wasiirka warfaafinta HS Amabasador Xooshoow 2 -Taliyaha booliska gen Qaliif Muumin Tooxow. Waxaa sidoo kale ka hadlay halkaas
3 Xassan Kaafi 4 Osman raage sanay 5 Shiine Caruush
ugu danbeyntii madaxda Hiiraan oo intooda badan ku sii jeeda Somaliya ayaa ka hor inta aysan safarin iyagu kualmo horu dhac ah ka yeelanaya howlaha horyaalo HS.











Insha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net


Comments

#1 | Muna on February 23 2011 23:02:50
ACW
Walaalayaal waxaan ku faraxsanahay sida wanaagsan eey u soo dhaweeyeen walaalkood Mahamed Keynaan waxaan mahad u celinaaya walaalaha tolka reer hiiraan sida wanaagsan eey u soo dhaweeyeen walaalkood Mahamed keeynaan oo gudanaayay waajibaadkiisii walaalayaan waxaan idiin rajeeynaayaa Guul iyo garaad in aad ku waartaan walaalaha reer hiiraan oo aad had iyo jeer sidaa gacmaha isku qabsataan oo aad cadawgiina tustaan wanaagiina iyo hawlkarkiina waxaan idiin rajeeynaayaa Guul Hiiraan State
#2 | GEESIGA on February 24 2011 16:29:31
DR keynaan maasha ALLAH ,welcome to London.
soo dhawoow adiga iyo weftiga aad hogaamineeysid,
h/state guul baan la garab taaganahay.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.83 seconds
14,667,060 unique visits