Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Kedib markii isbuucyadii la soo dhaafay kooxda Shabaab lagala wareegay in ka badan 5 magaalo oo waaweyn ayaa hadane hadii aan isku dayno in aan soo koobno xaalada meesha ay caawa mareyso.

Inklasta oo aanu dooneyn in aan ka hordhacno abaabulka ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo aanu xog badan ka heyno hadane madaxweyanaha Soomaaliya ayaa siweyn u amaanay ciidamda xooga dalka isagoona ku tilmaamay geesiyaal naftooda u huray sidii ay shacabka uga dul qaadi lahaayeen duliga ku habsaday xili uu maanta booqasho ugu tahay askar kiu dhawaacantay qarax ka dhacay magalada Bulo Burde.

Ciidamada xooga dalka qeybta Hiiraan oo kaashanaya kuwa midowga Africa ee Amisoma qeyba Hiiraan ku sugan ayaa waxey hada joogaan xadka u dhaxeeya Hiiraan iyo Sh/dhexe. warar xaqiiqada u dhaw ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi oo ah magalada ugu weyn Hiiraan marka laga reebo B/weyne iyo Bulo Burde ayaa waxaa dhamaan iskaka baxay shacabkii deganaa halka ay kooxda Shabaab uga baxeen iyaga iyo waxoogaa hub ah tuulada Qoryaale, walow ay dhawr dhalinya ah oo aan badneyn horey iyo gadaal gudaha iyo magalada dhinacba mar u cararayaan taasi oo muujineysa in ay magaalada iskak baxeen badankood.

Inkasta oo aysan ciidamada xooga dalka qeybta Hiiraan ku sugan iyo kuwa Amisom aysan wali magaalada la wareegin wararkii ugu danbeeyey oo dhab ah la soco saacadaha inagu soo aadan.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,568,281 unique visits