Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Degmada Maxaas Oo ay ciidamada dowlada Soomaaliya qeybta kaka sugan Hiiraan iyo kuwa Amisom La wareegeen.

Ciidamada ayaa sidoo kale La wareegay tuulooyonka Ku teedsan magaalada sida Goobo'Cadiin iyo tuulada Wabxo too at iskaka carareen maleeshiyadii joogtay.

Warku waxuu intaas Ku darayaa I'm ay ciidamadu durbaba shacabka ka helayaan taageero oo loo sheegayo had a meesha ay joogaan kooxdii burburtay ee Shabaab.

Marka laga soo tago qabsashada Maxaas waxaa sidoo kale at ciidamadu Ku hareereysan yahiin tuulada Moqokori oo ay saakay aroor horse iskaka carareen dhawr iyo to ban Shabaab ah oo halkaasi ilaalo ka ahaa isbuucyadii ugu danbeeyey tan iyo markii kooxda looga itaal roonaaday magaalada istiraatiijigaa we Bulo Burde oo xudun u aheyd maleeshiyada Shabaab.

Inkasta oo aanu dooneyn in aann ka hordhacno howlgalka ka socda degmada Jalalaqsi Hadane %75 Shabaab Hiiraan was lagala wareegay waxaa Haray Degmada Jalalaqsi'iyo tuulooyinka hoos taga sida Buurweyn'Dirgooys iyo tuulooyinka Ku dhaw wabiga.

Warar xaqiijin u baahan ayaa sheegaya in ciidamo ka baxay.......aadna u hubeysan loo qorsheeyey in ay si buuxda u sugaan xadka Hiiraan kala dhaxeeya gobolka Bakool siiba magaalada Tiyeegloow.

Guulaha ay ciidamada dowladu ka gaareen Hiiraan ayaa lagu micneeyey kedib markii boqolaalkii ciidan ee dhawaan gudaha u galay magaalada Bulo Burde ay shacabka ula dhaqmeen siwanaagsan iyaguna amaanta ciidamada ayey deegaanada kale Hiiraan gaarsiiyeen taasi oo ciidamada u sahashay in at degaano ay Maxaas ugu horeyso qabsadaan.

Sidoo kale waxaa dagaalka si toos ah ugu jira oo masuuliyiinta maamulka Hiiraan garabkooda taagan in ta bad an shaqsiyaadka uu damaCU kaka jiro siyaasada Hiiraan Waxeyna badankood aaminsan yahiin in howlgalka socda dowlada Soomaaliya ee ay madaxda ka yahiin madaxweyne Hasan Sheik Mohamud,r/wasaare Cabdiweli Sheik Mohammed iyo Prof Jawaati amaba dowlada dhexe looga danbeeyo waxii siyaasad ah oo reer Hiiraan iyo shacabkooda u dan ah mustaqbalkana si asluubeysan loogula xisaabtamo dowlada marka la gaaro waqti munaasib ah in ta uu wadanku ka baxayo fowdada,waana guul u soo hoyatay dowlada Soomaaliya iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed taageerada at shacabka Hiiraan u muujiyeen dowlada dooda.

Shacabka Hiiraan ayaa Aminsan in aysan dowladnimadu aheyn wax at shaqsiyaad leeyahiin ay tahay masuuliyad madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed wada Saaran.

La soco wararkeena Danbe

Isha warka Hiiraan State
Webmaster@hiranstate

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.15 seconds
14,581,009 unique visits