Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Magaalada Baydhabo oo ka mid ah magaalooyinak ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa waxaa caawa ku wada sugan dhamaan masuuliyiintii qaranka Soomaaliya sida madaxweynaha iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari.

Inkasta oo ay maalmahii tagay magaalada ka wadeen qalalaaso siyaasadeed koox xukun doon ah oo hadane iyagii aan meelna wax iskula wadin ayey hadane wararkii ugu danbeeyey ee aanu ka heleyno degaanadaas sheegayaan in ay wax badan iska bedeleen shacabka degaanadaas oo ceeb u arka madaxdii qaranka oo marti u ah iney sii wadaan tafaraaruqa fursadna u arka safarka masuuliyiinta ugu sareysa ay ku joogaan degaanadaas.

Hadaba warbixin dhameystiran oo muujineysa sida ay shacabka deeganadaas u dioonayaan dowlad ka hana qada dalka aadna uga soo horjeedaan in leysku qaso jiritaanka qaranka iyo danaha shaqsiga.

La soco saacadaha inagu soo aadan iyo fashil xoogan ee ku soo fool leh ragii maamulada iska soo horjeeda ku kala dhawaaqay hadii ay fursadaan muuqata ka faaideysan waayaan inta ay masuuliyiinta qaranka joogaan deegaanadaas iyo go'aanka shacabka miiska u saaran maalmaha soo socda hadii ay mowqifkooda mideyn waayaan raga hada rabshada ka wada gobolka Bay kedib xog rasmi ah oo aanu siyaabo kala duwan uga heleyno saacadahii ugu danbeeyey shacabka Bay.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.43 seconds
14,569,676 unique visits