Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; South Sudan Music ; ; Ugandan Music ; ; Djabouti Music ; ; ; ; Eriterian Music ; Kenyan Music ; ; ; Sudanes Music ; ; ; Soomaali Music ; ; Ethiopian Music;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 61,192
· Newest Member: Quadirkl

Welcome

HS:-

NewsHS:-Dalka Soomaaliya doorashadii la filayey 2016-ka wey ka soo hormareysaa waxaana lagu wadaa iney qabsoonto 2015-ka kedib markii la xaqiijiyey in aysan dowlada hada jirta ee ay madaxda ka yahiin Madaxweyne Xasan Sheikh, RW Cabdiweli iyo Prof Jawaari la sheegay iney martay wadadii burburka, hadii uu damac kaaka jiro siyaasada guud ee dalka amaba aad tahay muwaadin Soomaaliyeed oo doonaya inuu bad baadiyo dalka dowladii waa fashilantay Soomaaliweyna wuu ka kadmi la yahay dastuurkii ay soo dhoodhoobeen Faroolahii Puntland iyo saaxiibadiis.waxeyna hada Soomaaliya ku socotaa Dastuur cusub iyo kow. dowlada hada jirta gacanteeda lama gelin doono dhaqaalahii ay dowladaha aduunka ugu yabooheen shirkii dalka Belgium ka dhacay waxaana lala sugayaa dhaqaalahaas dowlada cusub ee imaan doonto waa xaqiiqada hada ka jirto caalamka.aduunyadu waxey xaqiijisay madaxweynaha, RéWasaaraha iyo gudoonka baarlamaanka dhamaantood in uu midkasto wado dano siyaasadeed u gooyni ah oo ay meesha ka baxday dantii guud iyadooba aanb amarkii horeba dalka Soomaaliya loo rabin inuu dego ayaa hada mirmirsiiyo loo helay, hayeeshee waa African iyagoo fashilmay miyey umada sii horjoogi doonaan mise xilkasnimo ayey muujin doonaan oo wey ka horwareegi doonaan koley wey is ogyahiin iney fashilmeene. Hadaba Xisbiga Tayo waanu aragnaa bulshada si fiican ayuu u dhexgalay wuuna gasbaday dhaqaalaha uu siyaasadiisa ku maareeyana waxuu ka helaa shacabka Soomaaliyeed walow ay hada gobolada dalka ku baahiyeen mabaadiidooda.Rumeyso ama ha rumeysan rajo badan lagama qabo in ay siyaasada dalka mustaqbalka ka soo dhexmuuqdaan 3da masuul ee ugu sareysa dowlada Federalka iyo xisbiga madaxweynaha ee Dam-Jadiid qof ka tirsan, madaxa maamulka Puntland Cabdiweli Gaas,kooxo ururo siyaasadeed iney yahiin sheegta oo uu fadhigoodu yahay Mogdishu oo uusan fikirkoodu dhaafsiisneyn hooyga ay ka degan yahiin magalada Mogdishu. ugu danbeyn dalka Soomaaliya waxaa hogaamin doona wajiyo cusub hadiiba ay siyaasada mar kale ka soo muuqan doonaan xisbiga Tayo ayey u badan tahay hadii marka ay guuleystaan reysul wasaaraha amaba madaxweyne kuxigeenka ay keenayaan siweyn ugu baaraan degaan amaba qofka ay ururka u soo sharaxan doonaan inuu doorashada uga qeybgalo Read More.Daawasho Wacan Tayo Part.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,672,562 unique visits