Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qeybtii labaad golaha wasiirada Hiiraan State oo ku sii jeeda Africa

Wararka MaantaAxad 6, March 2011 (HSOL)-Masuuliyiin u badan wasiiro ka tirsan xukumada Hiiraan State ayaa ka amba baxaya wadamada America iyo qaar ka mid ah wadamada yurub. ujeedada socdaalka masuuliyiintani ayaa ah sidii loo dar dar galin lahaa howlaha adag ee horyaala dowlad goboleedka Hiiraan State.

Wasiirada hada safarkooda la xaqiijinayo ayaa waxaa ka mid ah wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga DG/Hiiran State A/qadir Ali Abdi Xuurka sidoo kale wasiiro aan la cayimin tiradooda ayaa iyaguna ka baxaya wadamo ku yaalo qaarada Yurub.


Hadaba la soco howlaha Hiiraan State iyo meesha ay wax u marayaan waqti kasta iyo koorkasta.



Isha warka Hiiraan state
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,586,207 unique visits