Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; South Sudan Music ; ; Ugandan Music ; ; Djabouti Music ; ; ; ; Eriterian Music ; Kenyan Music ; ; ; Sudanes Music ; ; ; Soomaali Music ; ; Ethiopian Music;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,192
· Newest Member: Quadirkl

Welcome

HS:-

NewsHS:- Siyaasadii guud ee Jubooyinka ayaa u muuqata iney waji kale yeelatay waxii ka danbeeyey qaraxii dhawaan ay koox ka tirsan Raaskaambooni doonayeen iney ku dilaan mid ka mid ah saraakiishii la shaqeynayey Ahmed madoobe oo lagu magacaabo Iftiin Xasan Baasto oo ay qaraxii la doonayey in isaga lagu dilo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen xaaskiisa iyo dhalinyaro ilaalo ka hayey gurigiisa.

Sida warar horudhac ah sheegayaan magaalada Ksimaayo waxaa ka taagan jahwareer siyaasadeed xili Ahm,ed Madoobe lagu maaweelinayo waftiyo uusan xitaa isagu aqoon wadamada ay ka soo jeedaan una badan sirdoonka reer galbeedka laakinse loogu sheegay iney ka socdaan dowladaha Yurub iyo QM.

Warku waxuu intaas ku darayaa ciidamo aad u hubeysan oo uu horkacayo Bare Hiiraale iney kaabiga ku hayaan Kismaayo qaar kale ciidamada ka tirsana saraakiil magaalada joogta ay fududeeyeen kuna sugan yahiin xaafadaha magaalada qaarkood.

Sidoo kale waxaa iyaduna laga cabsi qabaa in ay waxyeelo soo gaarto diyaaradaha ku dega magaalada Kismaayo kedib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay ciidamda gudaha u galay magaalada joogaan meel ay ka toogan karaan diyaaradaha oo aan ka fogeyn garoonka.

La soco wararkeena danbe iyo Kismaayo.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,672,537 unique visits