Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 1
inesme69

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Inkasta oo aanu dhawaan warbixin dheer ka soo diyaarin doono taariikhda gobolka Mudug oo ugu danbeyn dib loogu celiyey gobolkii horey looga jaray ee Galgaduud hadane go,aankii ugu danbeeyey ee maamulka Ximin iyo Xeeb waxuu noqonayaa mid geesinimo leh.

Mudug waxaa ku yaala mid ka mid ah dekedaha ugu facaweyn dalka Soomaaliya hadii uu guuleysto shirka Cadaado ee ugu horeyn lagu heshiisiinayo beelweynta Habargidir kedibna looga sii gudbayo beelaha kale ee degaanka halkaasina lagu yagleeli doono maamul goboleedka Gobolada dhexe ee Soomaali oo loo badinayo maagciisa Central State of Somalia amaba la qaato magaca Gal-Mudug wey sahlan tahay sidii loogu heshiin lahaa magaca maamulka marba hadii leysla garto in ay bulsahdu u baahan tahay maamul goboleed.

Guul u soo hoyatay bulsahda deegaankaas iyo Soomaaliweyn marba hadii dalka qeyb ka mid ah xal loo helo kuwa kalena waa muhiim.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,613,343 unique visits