Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 152,368
· Newest Member: luellasf69

Welcome

HS:-

News TittleHS:- Saraakiisha Amisom ayuu halmar waagu ku baryey kedib markii ay warbixin xaqiiqada ka turjumeyso ka heleen ciidamada kaka sugan gobolada dalka kuwaasi oo u sheegay abaaraha jira.

Laakinse Amsiom oo aduunyada iskaka dhigeyso iney fulineyso dalabkii dowlada si ay indhaha caalamka iskaka jeediso hadane uma muuqdaan kuwo gargaarka dadkaas la gaarsiinayo ilaalin doona wadankaan sidey doonaan ayey ka yeelaan marka ay dowlada wax ka codsato halkii ay isku markii fulin lahaayeen waxey keeneen iney shriar iyo dalxiis ku dhameeyaan waqtiga xili ay dad gaajo u dhimanayaan.

R/wasaaraha Soomaaliya oo isagu dadaal xoogan uGu jira sidii loog ahortagi lahaa iney dhicin ugu yaraan waxii dhacay 2011 ayaa dal iyo dibad si dadban iyo si toos ahba ula hadlay Soomaalida qurbaha iyo ganacsatada si ay u kaalmeeyaan dadka walaalahooda.

Hadalkaas waxuu muujinayaa inuu r/wasaaraha xaqiiqda ogyahay aysana Qaramada Midoobayna diyaar u aheyn hada iney dadkaas gargaarto ilaa ay macaluushooda iyo rafaadkooda ka soo qaataan film ay mudo wax ku cuni karaan.

Inkasta oo ayshacabkaas ka been sheegaan NGO- degaanadaas ku sugan ooay aduunayda u sheegaan iney caawiyaan iyagoo aan caawin hadane dhawaan ayey aheyd markii uu gudoomiyaha Bulo Burde beeniyey dhawr hayadood oo degmada ku sugan oo iyagoo dadka caawin sheegay iney caawiyeen wallow ii hada socdo qorshe dhamaan hayadaha loog asaarayo degmada Bulo Burde maadaama aysan waxbo qaban.

Sikasta oo ay ahaataba kumanaan Soomaali ah oo ahda nool waa loo yaabaa hadeysan helin gurmad deg deg ah walib amagaalooyinkan aanu si qaas ah u sheegany waa kuwa ugu daran oo xitaa hadii ay dadkoodu lacag heystaan wadooyinkii ay badeecadu u mari laheyd ayaa u xiran Shabaab caasimadii Soomaaliyana waxaa ku sugan 23 kun oo Amsiom ah (yaabka yaabkiis).Ciidamada Amsiom dowladaha ay ka soo jeedaan sida Uganda, Jabouti, Kenya iyo Ethiopia mudo wey ka qoomameyn doonaan hadii aysan si deg deg ah ficilo dhab ah ula imaan hadii kale marka ay masiibadu dhacdo kedib sida hada loogu mudaharaado magaalada Marko ayaa dalka dhan looga mudaharaadi doonaa.

Waxeyna u badan tahay iney ciidamda dowlada meelaksta oo ay Amsiom la joogaan kaligood uga tagi doonaan goobaha ay joogaan waayo askari Soomaaliyya oo ay xaaskisa iyo caruurtiisu abaar ku dhufatay inuusan furnta joogeyn waa wax iska cad jabkii arintaas ka gaaro ciidamada Amisomna mudo waa lag asheegeyn doonaa Soomaaliyaan kuu aqaana waa hal mar oo ay dhabarka iska taabtaan.

La soco waarkeenda danbe iyo abaaraha ku dhuftay dalka Soomaaliya mudo 3 sano kedib mar kale.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.13 seconds
11,851,812 unique visits