Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS:-

NewsHS:-Sida muuqata R wasaaraha Soomaaliya dhinaca siyasada waa looga guuleystay beesha caalamka oo loogu sheekeeyey in uu R wasaaraha mudanayaal badan ay taageersan yahiin waxey maanta indhahooda ku arkeen in aysan jirin tiro ka bad baadin karto mooshinka baarlamaanka yaalo ee kalsoonida loogala noqonayo R wasaaraha.

Sidoo kale caalamku ma jecla koox fowdo wax ku difaaceyso waayo mar hadii mooshin yaalo wadada kaliya ee furan waa in cod lagu kala baxo hadii lagaa guuleystana aad aqbasho.R wasaare Cabdiweli Sheikh oo qudhiisa xaqiiqsaday in ay aad u yar tahay mudanayaasha isaga difaacayo waxuu cadaadis is daba joog ah kala kulmayaa beesha caalamka oo isweydiineyso hadii uu taageero shacab iyo baarlamaan heysto waxa ay isaga iyo tirada xildhibaanadaa ee taageersan u doonayaan iney fowdo iyo buuq abaabulaan ayaa war saxaafadeed uu soo saaray mar kale ku celiyey inuu doonayo in arinta wada hadal lagu xaliyo kedib markii ay suuroobiweysay in la helo xildhibaano la doonayey in ay taageerayasha R wasaaraha kasbadan si ay cod uga helaan.

Wararkii ugu danbeeyey ee aanu ka heleyno gudoonka baarlamaankane waxey sheegayaan in aan marnaba loo hakin doonin ka doodida mooshinka ka yaala RW Cabdiweli.Hadaba waa wax iska caadi ah marka koox siyaasada looga guuleysto in ay maalmaha ugu horeeya buugaan kedibna kala dhuuntaan tanida waxey calaamad u tahay sida ay aad ugu yar tahay inuu xafiska sii joogi doono wasiirka 1aad.

la soco wararkeena danbe

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.05 seconds
6,948,447 unique visits