Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-War hada naga soo gaaray xafiiska R wasaaraha ayaa sheegaya in uu RW Cabdiweli u kala qeybiyey waxiiba uu hayey ee hanti qaran ahaa qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiskiisa iyo kuwo ay qaraabo yahiin u kalaqeybiyey, waxeyna hanyidaas iskugu jirtaa baa la leeyahay mid lacageed iyo qalab kale uu ay ka mid yahiin gawaari.

Sidoo kale waxuu ku mashquul san yahay saxiixa waraaqo fara badan oo lagu sheegay in ay yahiin qandaraasyo kuwaasi oo dadka uu u qorayo leeyahay Kenya iyo xafiiskayada Qaramada Midoobay la aada.

Warku waxuu intaas ku darayaa in ay arintaan timid kedib markii uu ogaaday in uu xafiiska ku daaheyn uuna qorsheynayo inuu iscasili doono inta aan la gaarin kulanka soo socda ee baarlamaanka.marka wararka suuqa laga soo tago hadane qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiskiisa oo u mooday in hadii uu xitaa xafiiska baneynayo uu si siman ula macaamilayo shaqaalahiisa oo aan aheyn kaliya kuwa isaga ku qabiilka ah oo Somali kala duwan ay ku jiraan waxey la yaaban yahiin dhaqanada foosha xun iyo halka ay siyaasadii dalka la gashay RW Cabdiweli oo xilkaan haya wax ka yar sanad.

Sikastaba waxaa socda shirar hoose oo kala duwan waxeyna u badan tahay in laga kaaftoomi doono mooshinka ay ka keeneen RW xildhibaano badan uuna meesha baneyn doono R Wasaaraha Soomaali kala dilay mudadii yareyd ee uu joogay.

La soco wararkeena danbe

isha warka Hiran State
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,600,200 unique visits