Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Dhawaan naga filo warbiixin xasaasi ah oo aanu ka soo diyaarinay madaxweynaha iyo kooxdiisa oo qarka u saran iney labo garab u kala jabaan koox macquul ah oo ay hogaaminayaan Cabdikariin Xuseen Guled iyo Sanbaloolshe oo leh sidani xal maahan iyo koox ay horboodayaan Faarax Cabdulqaadir,Xeer Ilaaliyaha qaranka iyo ninka dalka Soomaaliya safiirka uga ah wadanka Jabouti oo dhamaantood isku aragtoi ka ah in aan doorashada soo socota aysan uruka Dam Jadiid soo sharaxan Xasan Sheikh inta mudadaas laga gaarayana sumcada laga dilo waxkasta oo xumaan ahne ay ragan wadanka ka sameeyaan si tooshak u qabto madaxweynaha oo ururka gudoomiye u ah weli.

Ujeedkooda ugu weyn ee ay wadanka ragaan u qasayaan waa intaas baarlamaan ayaa 4 wasiir ku dhegen waa ruwaayad inta uu Xasan Sheikh joogo faarax Cabdulqadir iyo Xeer ilaliyaha sidan aye wadanka nidaamkiisa ugu ciyaari doonaan.

Fadlan maalmaha inagu soo aadan si degan iula soco qoraaladeena.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.19 seconds
14,589,247 unique visits