Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 1
admin

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Sida ku qoran dastuurka hada qoran hadii reysulwasaaraha lagu soo celiyo labo jeer oo kale oo ay aqlabiyad ka wayaan golaha shacabka waxaa laga yaabaa in ay dhamaan meesha ka baxaan dowlada dhan min madaxweyne ilaa xukumada sidaasina lagu helo amaba loogu diyaar garoobo dhimaha dowlad cusub.

Warar sugan ayaa sheegayo ujeedada dhan ineysan aheyn in la diidan yahay shaqsiyaad ee ay ujeedadu tahay sidii loo wiiqi lagaa awooda xad dhaafka ah ee ay Dam-Jadiid ku leeyahiin siyaasada dalka si ay taasi u dhacdana Soomaali badan uma cuntameyso hadii mooshin lag akeeno madaxweynaha wadankuna qalalaaso ayuu lugaha la galayaa , hadiise 3 jeer xukumada lagu soo celiyo golaha wasiirada madaxweynaha sidaas ayuu ku dhacayaa.

Isku soo duuboo siyaasada Soomaaliya waa faanoole fari kama qodna weyna adag tahay in ay golahan cusub si sahlan u ansaxiyaan mudanayaasha baarlamaanka sida warar sugan lagu helayo.

La soco wararkeena danbe

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,613,326 unique visits