Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:-Dhawaan waxaan qoraal dheer ka qornay kulankii madaxweynaha iyo Qatar ka mid ah madaxda maamulada gobolada.sidoo kale waxaan shirkaas Ku sheegnay hadii dhinaca wanaagsan laga eego maadaama kulanku ka dhacay caasimada Soomaaliya wax a kulmayeyne ahaayeen Soomaali in ay kulamadaan Oo kale hadii LA badiyo ay waxoogaa Soomaalidu sidii horse iskaka soo dhawaan karto.



Hadaba iyadoo ay taasi jirto ayaa waxaa maanta kulan ay hogaaminayeen reysul wasaarahii hore Cali Moxamed Geedi iyo gudoomiyahii degmada wada jir Ahmed Daaci Laguna qabtay magaalada Mogadishu waxey intiisa bad kaka hadleen sidii loo hormarin lahaa deegaanada ay beesha Mudulood ka degaan dalka Soomaaliya.

Dalka Soomaaliya wax yaabaha aan leysku nacin waxaa ka mid ah marka hal qoys kulan iskugu yimaado Oo ay arimo dad kale u yaalo oo aan koobta oolin isku mashquuliyaan Oo Arin reer Hiiraan u taalo ka hadlaan xili beesha Abgaal Ku kala aragti duwan yahiin arimaha u gaarka ah beesha dhedeeda amaba hadaan so kale u dhigno maamul goboleedyada oo Qaar uu hogaaminayo madaxweynaha doonayaan in Hiiraan iyo Sh/Dhexe LA mideeyo wallow aysan heyn qaabkii bulshada labada gobol looga dhaadhicin lahaa siiba shacabka Hiiraan arintuna aysan soo dhaafin Hotelada Mogdishu.

Sidoo kale waxaa jira koox kale oo isla beesha ah oo uu fadhigoodu yahay magaalada Jowhar waxaana hormuud u ah xaaska ganacsade Eenoow, gudoomiyaha Sh/Dhexe iyo qurbajoog dibaaha ka tagay fikirka ay wataane wuu ka duwan yahay midka kooxda maanta Mogadishu Ku kulmay oo waxey doonayaan in Banaadir State ka kooban Sh/dhexe iyo Banaadir LA sameeyo madaxna uu ka noqdo qof ka soo jeeda Wacbuudhan Abgaal, halka kuwaan kalena is tusiyeen in Cali Geedi hogaamiyo, arimahaan Oo dhan waxey muujinayaan wax a loo socdo in aysan ahyn sidii ay maamul tayo leh u heli lahaayeen bulshada Ku dhaqan labada go bole ay tahay dano shaqsi.

bil xaqiiqo deg degta I yo Kala fikir duwanaanta beesha Abgaal dhaxdeeda ah Sidey maaliba koox Shir ugu qabaneyso Mogadishu iyo Jowhar war murtiyeed is diidana u soo Kala saarayaan kuwii ay lahaayeen wax baan Ku darsaneynaane dusha uun ugu eeganayaan ayey meesha ayhad a horumar afka ah ka sheegayaan qeyrkood ka hari doonaan kursigii madaxweynenimadana Soomaaliyana uu meesha ka bixi doonaa.

Waxaase talo naga ah hadalada ay beel Soomaaliyeed Ku hadleyso inuu noqdo mid miisaaman oo wax dhisayo in ta uusan mediyaha gaarine leyska turxaan bixiyo.

"Beesha Mudulood oo soo dhaweysay dhismha maamul goboleed uu yeesho Hiiraan I yo Sh/Dhxe waxaan ka codsaneynaa wakiilka qaramada midoobay howsha ha fududeeyo intii looga maarmi waayana was LA raadin doonaa"

Hadiiba xitaa ay dhacdo in laga shaqeeyo Hiiraan iyo Sh/dhexe oo midooba qaabkaanma kula tahay in lagu mideyn Karo ?xitaa damacaas haduu uu Ku jiro madaxweynaha oo uu dareemay in aysan beesha Abgaal galigeed gooyni u istaagi Karin wAnaagne u arkey in labada shacab LA mideeyo simply Hiiraan waxgaradka ha ugu tago I saga iyo intii uu isleeyahay bulshada fikirkaan way ka gadi karaan.

Hadiise xaalku yahay Cali Geediyaa yiri waxaa run noqon doono hadalkii Cali Cabdullahi Cosoble Cali Amoore oo hadaan soo qorno xili uu Cali Geedi arimahan LA waday isaga iyo gudoomiyaha had a Hiiraan joogo waa hubanti in aysan madaxweynaha amaba in ta arintaan Wado xalka ka abaarin meeshii Ku habooneyd.

Anaga Soomaliya Oo nabad ah ayaa muhiim inoo ah laakinse xaqiiqada in leyska indha tiro waxey keentaa lugooyo bulsho Hiiraan ayaa arinteeda Mogadishu looga hadlayaa iyadoo waxgaradka meesha ay joogaan lagula tashan Karo.......

Ugu danbeyn hadaad si hoose u sii fiiriso lada labada gobol u Kala xadaarad iyo isku taariikh u aheyn Oo aysan iskugu dhigmin ayaad moodaa dadkuna Iney u Kala miisaan bad an yahiin, waayo kuwona shirar aan Mogadishu dhaafsiisneyn ayaa waqti bad an ka galaxy kuwone Noll maalmeedkooda ayey I ska wataa lurba ma hayo waayo maba aaminsano dastuurka at dad bad an u moodaan in uu dalku leeyaha meeshii lagu qorayna goob jogba um a aheyn intii qortay ayuu we'll we'll Ku hayaa oo dooneysa maamul jacbur ah dalka laga hirgeliyo taasina waxey keentay Hiiraan soon weliba maamul looga dhawaaqin dadkiisuna iswareysan in beelaha qaarkood mediyaha uun ka sheegaan iney doonayaan sidii ay Hiiraan ULA midoobi lahaayeen,labor Kala barisay Kala war LA.



Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.63 seconds
14,614,384 unique visits