Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Iyadoo ay malaayiin Soomaaliyeed la yaaban yahiin habdhaqanka hadba kooxdii maamul goboleed ku dhawaaqda shaqsiyaadka hogaaminaya sida ay isla markiiba iskugu moodaan in ayba ka awood badan yahiin dowlada dhexe amaba aad moodo in ay wakiil ka yahiin deegaan ka madax banaan dalka intiisa kale ayaa waxaa hadane arintaas ka hadlay madaxweynahii hore ee Soomaaliya C/Qaasim Salaad Xasan oo sheegay in dowlada dhexe looga baahan yahay iney xakameyso qaabkaan qaldan ee markii meel dalka ka mid ah la moodo in maamul loo dhisay kuwa hogaaminaya is moodaan iney ka madax banaan yahiin dowlada dhexe.

Dabcan C/qaasim cida uu la hadlayo waa madaxweynaha maadaama uu yahay cida lagu dul socdo isaga raga u ka hadlayana uu isaga sabab u ahaa in ay madax ka noqdaan deegaanada ay sheeganayaan. laxkasta meeshii ay isdhigto ayaa lagu gowracaa.

Isku soo duuboo C/qaasim ama si sarbeeb ah ha ula hadlo Xasan Sheikh ama ha iska dhaafo Soomaaliya waxaa maanta cadkiisa ka soo dhacsan karo qofkii madaxweyne Xasan Sheikh ula dhaqma sida Ahmed Madoobe iyo Gaas waana niman rag ah oo fursadooda ka faa'ideysanaya waqtigeeda Xasan Qoslaaye haduu damiir leeyahay kaliya inta u dhaxeysa Mogdishu iyo Mudug dadka degan ha kala shaqeeyo sidii ay maamulo tayo leh u heli lahaayeen walow Inta dhaqanada aan arkeyno iyo siyaasadaha bulshada Hiiraan lagula dagaalamo ay ka jiraan Mogdishu cidkasta oo Xasan Sheikh xukunka ka tuureyso amaba handadadeyso waa loo baahan yahay waayo indhahiina kor u qaada hoos ayey u soo jeedaan ayaa laga kari waayey dhamantood madaxweynayaashii dalkaan soo maray xiliyadii fowdada oo uu xitaa ka mid ahaa C/qaasimkaan hada isku arka nin ka hadlaya talada iyo mustaqbalka Soomaaliya.

Walee xasan Sheikh iska daaye beeshiisa waa loo yaabaa mustaqbalkooda siyaasadeed markaan dhinacyo badan wax ka eegnay sidey wax u socdaan maanta.

Viva Puntland, Jubland and Suouth Somali State oo xoogooda iyo aqligooda ku dhismay, halka ay dhamaan midkii wadanka ka noqdaba uu bulshada Hiiran la dagaalo oo ay ugu danbeysay maamul goboeedkii maanta saldhiga u noqon lahaa ee iyag aisku raadin lahaa ee Hiiraan State hadane markii ay midkaas la tagaaleen maanta Xasan Sheikh oo Hiiraan ku dhashay la soo shirtagay Hiiraan ayaan Jowhar hoos geynayaa Thanks howsha ay caasimada Soomaaliya ka wadaan mudanayaasha ka soo jeeda Hiiraan oo aan haba yaraatee wax jixin jixa u heyn handadaada lagu hayo madaxweynaha xaalada ku xuntahay ee Soomaaliya.

Isha warka Hiiraan State
webmaster Hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.27 seconds
14,633,103 unique visits