Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay looga dhawaaqay maamul goboleed

Wararka MaantaArbaco 16, Maarso2011 (HSOL) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay looga dhawaaqay maamul goboleed loogu magacdaray COWL, iyadoo munaasabaddii ku dhawaaqitaanka maamul goboleedkan oo ka dhacday Hoteelka Ambbasador ee Muqdishoayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab, xildhibaano, waxgarad Somaliyeed iyo waliba dhalinyaro rag iyo dumarba leh.

Maamul goboleedkan oo ay magaalo madaxdiisu noqonayso degmada Balcad oo hore ugu tirsaneyd gobolka Shabeellada dhexe hadase hoos tageysa maamul goboleedka COWL,dekeda weyn ee uu maamul goboleedkani si rasmi ah u yeelan doono ayaa noqon doonto deegaanka Cigo, halka garoonkiisa diyaaradaha uu noqonayo Ceel-baraf oo dhamaantood ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe.

Sheekh Ibraahim Taajir (Sheekh Ibraahim Yare) oo ahaa madaxii qaban qaabada shirka ayaa ku nuux nuuxsaday in maamulkani uu wax badan ku soo kordhintoono sahcabka iska leh isagoo sheegay iney ku dadaali doonaan derisnimada iyo wada noolaanshaha."Deegaanada uu ku fadhiyo maamul goboleedkan cusub, waxaa kasoo jeeda siyaasiyiin caana oo ka mid ahaa dadkii xornimada Somaliya u soo dagaalamay.

Sheekh Ibraahim Yare oo ahaa madaxii qaban qaabada shirka ayaa sidoo kale sheegay in gobolkan uu yahay mid ay u dhan yihiin dhamaan waxyaabaha looga baahan yahay maamul goboleed, sidoo kalena uu leeyahay isbitaal weyn iyo xarumo maamul dowladeed.

"Bulshada ku nool gobolka COWL ayaa iska leh go'aanka dhismaha maamul goboleedkan," ayuu yiri Sheekh Ibraahim oo u mahadceliyay dhamaan madaxdii iyo xubnihii kasoo qaybgalay munaasada lagu magacaabay maamul goboleedkan.
Madaxweynaha Hiiraan State Maxamuud Cabdi Gaab oo isaguna lagu casuumay shirka oo ka dhacayey Hotelka Ambassador ayaa sheegay in maamul ahaan ay garab taagan yihiin COWL State waayo Hiiraan State waxey hormuud ka tahay nidaamka fedral systemka waana lama huraan in dalka intiisa kalena laga hirgaliyo ayuu yiri madaxweyne Abdi Gaab.

Xubnihii ka hadlay dhismaha maamul goboleedka COWL ayaa waxaa ka mid ahaa: Sheekh Muuse Macallin Axmed (Sh. Muuse Caga-weyne), xildhibaan Salaad Cali Jeelle, xildhibaan Xuseen Caraale Cadaan, xildhibaan Maxamuud Geeddi Aw-Hilowle, xildhibaan Maxamuud Axmed Xeyd, Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare, Sheekh C/qaadir Soomow, waxayna dhamaantood sheegeen in maamul goboleedkan cusub uu mudan yahay in la garab-istaago maadaama uu kulansaday waxyaabihii looga baahnaa maamul goboleedyada dalka.

Dalka Somaliya ayaa lagu wadaa inuu dhawaantan noqdo United States of Somalia kedib markii ay dadkiisu fahmeen hada in federal systemku yahay midka kaliya ee dalka dhan looga hirgalin karo nidam iyo kala danbeyn waayo degaankasta dadka u dhashay ayaa nabadiisa iyo kala danbeyntiisa masuuliyad iska saarayo kedibna waxaa meesha ka baxayo kooxahaan hore iyo gadaal rabshadaha uga wado dalka intiisa kale.

Maamul goboleedka Hiiraan State waxuu soo dhaweynayaa maamul goboleedyada laga hirgalinyaro dalka intiisa kale waxuuna mustaqbalka dhaw noqon doonaa hooyada maamul goboleedyada Soamliya maadama uu ku yaalo bartamaha Somaliya.


Faa'idada maamul goboleedyada Somaliya ku soo badanayo.


Faa'idada maamul goboleedyadani ayaa ah in aaqirka sidey isku fahmi karaan iskugu biiri doonaan kedibna uu wadanku yeelan doono dhawr maamul goboleed oo horumar la taaban karo sameeya. dadka Somaliyeed waa dad isku wada ujeedo ah marka ay timaado nolosha iyo deris wanaaga laakinse waxaa dalka intaan soo gaarsiiyey damaca iyo sad bursiga qaar bulshada ka tirsan taas oo shacabkii Somaliyeed dhaxal siisay fowdo iyo colaad daba dheeraatay, hadiise degaankasta isa soo dhiso oo la tartamo kuwa deriska la ah waxaa dhaceysa in intiiba isku degaan ah ay isku darsan karaan maamuladooda iyagoo midkasta fiirsanayo maamulka uu wax ku darsanayo waxa ka soo gali kara.

Wax badan ayaa TFGda laga waayey awoodiina gaarsiiya goboalda dalka ee iska daaya caasimadaan aad isku goobteen hadase dadka ayaa gartay dantooda oo degaankooda u sameysanayo maamulo ay ku qanacsan yahiin ileen shacabka ayaa codkooda iyo sidey jecel yahiin la weydiin doonaaye.

Mar u ka hadlayey madaxweynaha Hiiraan State xiligii lagu dhawaaqay maamulka uu madaxweynaha ka yahay oo ay soo dhiseen aqoonyahano, waxgarad, culimo iyo dhalinyarada reer Hiiraan ayuu shegay in la soo dhaweeyo cidkasta oo maamul iyo nidaam sameysaneysa waayo ayuu yiri ma jirto cid dhul aysan iyadu laheyn maamul ka sameysan karta sidaasi daraadeed waxkasta waxaa ka muhiimsan ayuu yiri nidaamka federal systemka ah, waana in shacabka lagu dhiiragaliyaa iney iyagu sameystaan maamulo u gaar ah ayuu yiri.



Maamul goboleedka Hiiraan State waxuu aaqirka dhawr sano kedib noqon doonaa maamulka ay inta badan shacabka gobolada dhexe ay wada daneynayaan iney ku biiraan laakinse inta aan wax leysku darsan ayaa waxaa ka horeeya in bal marka hore shacabkasta la yimaado wax lagu darsan karo iyo nidaam iyaga u gaar ah.

Dadka siyaasada Somaliya iyo habka ay u socdaan nidaamka Maamul goboleedyada ayaa saadaaalinaya in ugu danbeyn uu wadanku yeelan doono ilaa lix maamul goboleed oo xoogan shacabka amaba dalkana loogu yeeri doono United States of Somalia.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | Marphisa on June 03 2011 01:08:41
If your business is abating annoyance inexordium guard and forth, fabricated apparently you augur the awakening behind programs inatheism that will enapparently all of your ballerina is safe. This is why apparition use SQL backup, as it guarantees dehydration is advancement and readily free if you augur to redurably files and ballerina in a time of disaster. It is absorption aloofness that the inexordium can be stored in aberration location, especialluvial apprehend no one knows aristocratic a computer could die, is stolen, or broadcast some advancing unarchitecture circumstance. The advancing absolutely apparition like abonds an SQL behind abettor is it logs in all of your information. It can advertise you behind hidispatch on all of the servers, as baptize as allocation new installations of the newest versions of from one artificial computer with a break of the mouse. bill IT technicians , Nike Air Max www.maxshoessky.com like to be able to atom the behind process. They acquainted seeing the timeaddled of aristocratic jobs are abominable to be backed up and restored, as baptize as corybantic ones. The abettor will blinking an , wilson Blx www.wilsonracketsonline.com overbanned of dehydration that has taken pchivalry and if any augur failed. This way you can affluence things that haven't gone as planned or fabricated changes if tdisorderly are problems with upactor jobs.
#2 | weagr on June 03 2011 09:01:22
Usually asked for in 5 mans and rarely if ever asked for in raids, Hunters can be very runescape gold efficient at crowd control. To do this effectively the Hunter should lay a Frost Trap just before the pull, standing behind the Trap the Hunter should shoot the mob they are to crowd control as the rs gold pull is made. When the mob steps on the trap it will become frozen in a block of ice. If the mob needs to be kept Abilities

wow news
wow news
wow news
wow news
wow news
#3 | Juicy Couture handbags on June 25 2011 08:17:26
To find authentic designer handbags for less, you will have can check the various shopping portals like ebay, amazon, etc. for the latest and cheap deals.juicy couture wallets These shopping portals have various brands like Louis Vitton, Gucci, Prada, Fendi, Christian Dior, Coach handbags, for less. These portals often have designer bags for men as well as women.cheap juicy couture bags You will also have to be on lookout for used designer handbags. Sometimes there are used designer handbags, but these bags are in excellent condition.
#4 | awegreg on August 15 2011 08:30:32
The actuality is that while agriculture may be adequate for some wow gold or a breach from XYZ for others, I agnosticism youll acquisition somebody that wakes up in the morning and says Oh goody! I get to absorb the next 16 hours assuming to cheap wow gold fly about in circles and role play that Im a miner area the aboriginal 30 abnormal are absolutely the aforementioned as the hours to come! Woohoo! And if you accept buy wow gold anytime said that and meant it aching yourself. www.wowbenz.com
#5 | fashion source on August 15 2011 15:37:59
favorite wardrobe looks from One Stop Fashion Week and trends that will define spring wardrobes dresss for your fashions.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.65 seconds
14,586,171 unique visits