Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 9

· Members Online: 0

· Total Members: 152,375
· Newest Member: Robertpozl

Welcome

HS:-

Click HereHS:-Waxaa iska soo taraya wararka sheegay iney kooxda Shabaab ku dagaalameen inta u dhaxeysa tuulada Garsyaani iyo Magaalada Hagan amaba Koonto Uno.

Dagaalka ayaa ka bilaawday kedib markii koox ka mid ah Shabaab talo ku soo jeediyeen in shacabka Bulo Burde oo macluul qarka u saaran wadada loo furo halka tiro aad u yareydna diideen,kedibna sidaas lagu laayey kuwii diiday oo laga badnaa.

Kooxdaan dooneysaa in wadada loo furo shacabka ayaa go,aanka an qaateen kedib markii ay ka war heleen in uu dhawaan Abuu Mansuur Roobow Cali la heshiinayo dadka uu ka soo jeedo iyaguna kooxdaan doonayaan sidaas oo kale in ay culeyska ka dulqadaan magaalada Bulo Burde oo heerka ay shacabku nololsha ka marayaan aan laga sheegeyn karin.

Isku soo duuboo marka la eego siyaasadaha Shabaab dhexdooda ka jira sidii Nin kasta koleyto kooxda wey burburtaye uu dadkiisa inta hartay u bad baadin lahaa. Sidoo kale Yuruf Kabo ku Tukado ayaa amar ku bixiyey in aysan jiri karin magaalo Sh/dhexe ka tirsan oo ka xiran magaalo kale.

Si kasta oo ay ahaa taba dhib weyn oo xaga nolosha ah ayaa ka taagan Bulo Burde Hiiraane waxaa madaxtinimadeeda sheeganaya nin telefonada Mogdishu looga soo diro doonaya inuu bulshada ku hogaamiyo.

Isha warka hiranstate

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.12 seconds
11,852,311 unique visits