Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Shirkii bulshada gobolada dhexe uga socday magaalada Cadaado oo heer wanaagsan maraya

Click HereHS:- Waxaan dhawaan bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigeynaa heerka uu marayo shirweynahii bulshada gobolada dhexe loogu yagleeyey maamul goboleedka Mudug Iyo Galgaduud kaasi oo magaciisa loo bixiyey Galmudug State.

Shirka oo hada meel aad ug amacquulsan heerkii hore oo uu soomaray ayaa waxuu dhawaan geli doonaa marxaladahii ugu danbeeyey kedib marka loo gudbo dhismaha golaha deegaan.

Maamul goboleedkaan oo ku fadhiya dhulweynahii horey loo dhihi jiray Mudug xiligii dowladii Kacaankane loo kal aqeybiyey Mudug iyo Galgaduud ayaa mudo hada fog kedib mar kale dib loo mideeyey waxaana dhawaan lagu wadaa in ay waxgaradka ama golaha deegaanka maamulkaasi yeelan doono ay kala saaraan musharaxiinta oo hada ku dhaw ilaa 10 lagana yaabo iney ka bataan walow la kal areebi doono.

Hadaba warbixin dheer oo aanu ka soo diyaarinay dhismaha maamulkaas dhawaan naga filo hadii sida ay wax u socdaan lagu guuleysto waa guul u soo hoyatay bulshada gobolada dhexe sidey u dhan yahiin iyo deegaanada ku xeeran oo ay mustaqbalka dhaxmari doonto ganacsi iyo derisnimo wanaagsan maadaama ay markii hore ka jirtay maamulo isbarbar yaacayo halka hada yahay maamul kaliya.


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.36 seconds
14,905,278 unique visits