Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 9

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-( Daawo Sawiro)Siminaar maalintii labaad ka socda magaalda Belet Weyne

Click HereHS:- waxaa weli maalintii labaad si habsami leh uga socda siminaar qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Belet weyne kaasi oo lagu barayo sidii ay ula socon lahaayeen mashaariicda lagu horumarinayo bulshada siiba karoon casri ah oo loogu magaca daray Hiiraan Stadium oo ay dhismahiisu ka socoto maagaalada belet Weyne.

Karoonkaan ayaa waxuu qaadaa hadii lagu guuleysto dhismahiisa kumaan kun waxuuna sidoo kale noqonayaa midka labaad ee ugu weyn Soomaaliy amarka laga reebo karoonka Stadium Mogdishu.

Hadaba dhalinta uu u socdo siminaarkaan ayaa aad ug afaaideystay labdii maalmood ee uu siminaarku socday, iyagoona muujiyey amaba si wanaagsan ug afaaideysanaya cashirada la barayo.

karoonkaan ayaa waxuu leeyahay adeegyada kala duwan ee ay leeyahiin Stadium-yada ka jira caalamka hadaan la musuq maasuqin dhaqaalaha ku baxayo. sidoo kale waxuu leeyahay goob la dhigto gawaari gaareysa boqolaal.

Isku soo duuboo waa karoon wax badan ka bedelaya bilicda magaalada iyo weliba dhalinta Sportiga amaba hadaan si kale u dhigno kooxaha ka dhisan Hiiraan waxaana marti kalin karaa ciyaaro kala duwan.

Hadaba bulshada Hiiraan oo horey iskugu mashquulin jirtay ka hadalka siyaasada ayaa hada u muuqda in ay u diyaargaroobayaan sidii ay dhulkooda u hormarsan lahaayeen dhalinyaradana ay u heli lahaayeen shaqooyin kala duwan.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.39 seconds
14,905,500 unique visits