Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 3
ernestom60, alysonez60, tinayg16

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-(Belet Weyne iyo maanta kaftanka iyo foorjada dhaxmareysa masuuliyiinta Hiiraan,siyaasiyiinta kuwii hore iyo kuwii danbe, xildhinaanada

Click HereHS:- Magaalada Belet Weyne oo ay siweyn ugu riyaaqeen qurbajoogta Hiiraan ee nasiibka u yeeshay in ay ka qeybgalaan shoirweynaha aayakatashiga bulshada Hiiraan ayaa hadane waxey qaarkood oo ay ugu danbeysay mudo fog aad ula dhaceen muuqaalada iyo quruxda ka muuqata dhulka buuraleyda ah oo hada siweyn looga dareemayo doog ay indhahaadu qabanayaan.

Marka aad joogto amaba aad dibada uga baxdo magaalada ayaa waxey indhahaagu qabanayaan qurbajoog badan oo u dalxiis tagaya meelaha aadka u quruxda badan.

Hadaba sawiradan waa kuwii ugu danbeeyey ee laga soo qaado magaalada ay Soomaali badankeed ugu yeereen hooyadii dalka hadana ay ku sugan yahiin waxgarad iyo aqoonyahano ay wadanka ugu danbeysay mudo fog.

Sidoo kale waxaa iyaduna xusid mudan kaftanka iyo foorjada ka dhax taagan masuuliyiinta maamulka Hiiraan, saraakiisha qeybaha kala duwan ee ciidamada Hiiraan hadey noqon laheyd kuwa militeriga, booliska iyo weliba qurbajoogta oo intooda badan ku kulmaan goobaha aanu ka hadleyno.

Waxaana magaalada ka socda kaftan xoogan iyo foorjo u dhaxeysa qurbajoogta dibadaha ka tagtay oo mudo ka maqnaa dalka iyo weliba saraakiisha ciidamada Hiiraan waxaan kaftanka ka marneyn masuuliyiinta maamulka Hiiraan labada dhinacne kalama liitaan dhinaca kaftanka iyo xigmada.

Daawasho wacan sawiradaan iyo sida uu jawiga u degan yahay


ISHA WARKA HIIRAAN STATE
WEBMASTER@HIRANSTATE.COM
ADMIN@HIRANSTATE.COM




Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.40 seconds
14,905,333 unique visits